Habaysane media

Habaysane media Bog aad ka helayso macluumaad xaqiiqo ah, Deegaan dalxiiseed qurux badan "Sawirro" Iwm. Fadlan kusoo biir

10/01/2024

Nimcaa La Jaqayaa Nimco Nin Bay Naagtiisa Tahay Gurbarwaaqo Oo Ka Xanaaqay Ereyga...?

10/01/2024

Sida roobka loo sahamiyo.

10/01/2024

Gabadhu waa jaceshahay in lala guursado.
Daaci Saalax

Faahfaahin ka soo baxaysa isku dhac meleeshiyo beeleed ku dhexmaray meel u dhow Laascaanood.Wararka ka imaanaya deegaank...
10/01/2024

Faahfaahin ka soo baxaysa isku dhac meleeshiyo beeleed ku dhexmaray meel u dhow Laascaanood.

Wararka ka imaanaya deegaanka Maraaga oo qiyaastii 7-km u jira magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in isku dhac dhex maray laba meleeshiyo beeleed uu gaystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Sababta keentay isku dhaca ayaa lagu sheegay in ay kooxaha dagaallamay ay isku qabsadeen gaari qori saaranyahay sida ay BBC-da u sheegeen dad deegaanka ah.

Dad ka badan afar qof oo ka tirsanaa dhinacyadii dagaallamay ayaa la sheegay in ay ku dhinteen falkaan, inkastoo wararka qaarna ay sheegayaan in tiradu intaa ka badantahay.

Ma jirto cid ka hadashay dhacdadaan faahfaahin badanna lagama hayo sida dhabta ah ee halkaas wax uga dhaceen.

BBC Somali

10/01/2024

Dardaarankii Sagal Beeldeeq Iyo Jawaab Celintii C/maalik Muuse Coldoon

09/01/2024

Xaasku saan ayay rabtaa in loogu suuroodo hadii kale gurigeeda haka soo wadin🤣😂.

09/01/2024

Sababta uu Deni u guulaystay!

Hooyo deni😄

"Eritrea annaga waa gurigeenna; marar badan ayaan booqdaa, markan waxa aan u imid in aan Madaxweyne Asias uga xog-warram...
09/01/2024

"Eritrea annaga waa gurigeenna; marar badan ayaan booqdaa, markan waxa aan u imid in aan Madaxweyne Asias uga xog-warramo dhaqdhaqaaqyada gobolka ....weligeed Eritrea waa nala jirtay, haddana waxa ay taageertey ilaalinta madax-bannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya." - Madaxweyne Xasan Shiikh oo u warramay warbaahinta Eritrea.

09/01/2024

DEGDEG: Reer Burco Oo Yaaban

Ethiopian Airlines oo aqoonsatay somaliland.  Waad ku baadhi kartaa si aad u xaqiiqsato!
09/01/2024

Ethiopian Airlines oo aqoonsatay somaliland.

Waad ku baadhi kartaa si aad u xaqiiqsato!

09/01/2024

"Gunnimadu meel kale k**a timaaddo, ee waxay ka timaaddaa fara madh-naanta".

A. Hadraawi Ahun.

Address

October
Hargeisa
00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Habaysane media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share