Fahanka Siyaasada

Fahanka Siyaasada hiigso iyo himilo insha allah

11/07/2023
10/07/2023

kooxda liverpool sanadka awood ayay mujinasaa suuqa kala iibsiga

10/07/2023

kala jab xoogan ayaa jira

09/07/2023

maxa kuso kordhay ururkii wadani

cidamada qaranka jamuriyada s/laand ayaa si buuxda ula wareegay qaybo kamida laascanod
31/03/2023

cidamada qaranka jamuriyada s/laand ayaa si buuxda ula wareegay qaybo kamida laascanod

ciidamada qaranka jamuriyada s/laand ayaa bacsanaya  kooxaha nabadiidka  ee doonaya inay man daqada geeska afrika xasilo...
31/03/2023

ciidamada qaranka jamuriyada s/laand ayaa bacsanaya kooxaha nabadiidka ee doonaya inay man daqada geeska afrika xasilooni daro ka aburaan waxay diyaar uyihiin inay dhamaan ka sifeeyaan kooxaha xag jirka ah ee donaya inay laascanod iyo gobolka sool ka dhigaan hoyga argagixisada mandaqada geeska Afrika guulaysta soma jestayasha s/laand

deg deg khadar Ibraahin oo ahaa ninkii qabay  najax oo xalay dooxa Hargeysa qaaday isagoo gaadhiga ku wada ayaa  ciidank...
31/03/2023

deg deg khadar Ibraahin oo ahaa ninkii qabay najax oo xalay dooxa Hargeysa qaaday isagoo gaadhiga ku wada ayaa ciidanka boolisku cadeyeen inuu ku jiro xalad miyir doorsan ilahay marxumada dooxu qaaday naxariisti jano haka waraabiyo

31/03/2023
31/03/2023

Jimce mubaarak umatul islaam saliga nabiga hala badiyo scw scw scw scw scw scw scw scw

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fahanka Siyaasada posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Fahanka Siyaasada:

Share