04/05/2023
1-Gabadha markay jirto 18 sano, waa sida ⚽️ waxaa eryada 22 nin.
2-Gabadha markay jirto 25 waa sida 🏀 waxaa eryada 12 Nin.
3-Gabadha markay jirto 30 waa sida 🎾 waxaa eryada 2 nin.
4-Gabadha markay jirto 35 waa sida kubada golf🏌️♂️waxaa eryada 1 nin.
5-Gabadha markay jirto 40 waa sida Mo Farah 🏃♂️ kaligeed baa oroda.