Esse juun

Esse juun يوم لا ينفع مال ولا بنون الا من ا تا الله بقلب سليم❤️

08/02/2025
Eid Mubarak 🥰😎
16/06/2024

Eid Mubarak 🥰😎

fogaanteyda ulama jeedo inaanku dhaawaco, waa inaan naftayda ilaaliyoJimce wanagsan saaxibayal 😎👋✌️
23/05/2024

fogaanteyda ulama jeedo inaan
ku dhaawaco, waa inaan naftayda ilaaliyo

Jimce wanagsan saaxibayal 😎👋✌️

23/05/2024

Galabta waxay magaaladu la degen tahay ee kulayl kii ka qaaday

Show waa magaalo saaka oo dhan 100 wiil iyo 100 gabdhood ay 30 jus ee quraan ka ku dhameeyen

Mcha allah

Wey xiiso badan tahay in aad la sheekey satid qof maskax badan sababtoo ah waxa aad ka maarmeysaa in aad wax walba shara...
02/05/2024

Wey xiiso badan tahay in aad la sheekey satid qof maskax badan sababtoo ah waxa aad ka maarmeysaa in aad wax walba sharaxdid

Jimce wanagsan saaxiibayaal ✌️😎

Muxuu hadyad ruux i siiyayMacnana aan ii samaynin?Fiidnimo wanagsan dhalin yaro ✌️
28/04/2024

Muxuu hadyad ruux i siiyay
Macnana aan ii samaynin?

Fiidnimo wanagsan dhalin yaro ✌️

Naftada ayaad masuul ka tahe ka adkaw,Rabigaana rali gali oo cibadada ku dadal,Iskuna day in aad toosnaato,Juma Mubarak....
18/04/2024

Naftada ayaad masuul ka tahe ka adkaw,
Rabigaana rali gali oo cibadada ku dadal,
Iskuna day in aad toosnaato,

Juma Mubarak.😍✌️

05/03/2024

Reer Hargeysow gododka kasoo baxa 😂😂😂

05/03/2024

Burcaawiyiinta ❤️💪

02/03/2024

Burco ma inay berbera la wareegan bay rabaan waxani kubad ka badane 😂😂

Ramadan baa inasoo gashay, waxa inaga xiga , 23 maal mood alle haynagu gaadhsiiyo   caafimad qab cimri dherer iyo camal ...
15/02/2024

Ramadan baa inasoo gashay,
waxa inaga xiga , 23 maal mood

alle haynagu gaadhsiiyo caafimad qab cimri dherer iyo camal suuban,
alle haynooga dhigo mid aynu helno ajarkeeda insha alllh❤️

06/02/2024

Waan ku jecelahay! Waayo, waxaan ku qancay dhaqankaaga, muuqaaga, dabeecaddaada, shakhsiyaddaada iyo summad kasta oo aad leedahay gaarna kuu ah.

Waan ku jecelahay! Waayo, waxaan kugu aaminay naftayda, mustaqbalkayga, sharaftayda, sirtayda iyo wax Allaale waxaan hammi nololeed leeyahay ee u baahan rafiiq ila hinjiya.

Waan ku jecelahay! Waayo, waxaan aaminsanahay inaad nolosha inta iga dhiman buuxin karto, aynu is kaabi karno, isku tiirsan karno, dhibta iska weheshan karno, farxad isku abuuri karno iyo inaynu lammaane ku ahaano wixii wanaagsan, wixii xunna aynu iska reebno.

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Esse juun posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Esse juun:

Share