Tubsan TV

Tubsan TV TUBSAN TV, Somali's television channel based of Austin teaxs

Axmed Nuur Madoobe oo ahaa Gudoomiyihii  h**e ee Jaaliyadda, Puntland, ee dalka Norway- ayaa Hambalayo,udiray xuska Hamb...
01/08/2026

Axmed Nuur Madoobe oo ahaa Gudoomiyihii h**e ee Jaaliyadda, Puntland, ee dalka Norway- ayaa Hambalayo,udiray xuska Hambalayo- Xuska aas-aaskii Puntland, waxana uu xusay, inay Puntland gaadhay Horumar la taaban karo.

Dr Axmed Nuur ayaa reer Puntland ugu baaqay- inay ilaashadaan Nabadooda, lana shaqeeyaan Hogaanka Iminka jooga.

13/07/2026

Dhaanto loo qaaday Hablaha Aadan Siciid ( Warsangali)

Ahmed Cumar X. Cabdlillahi (Xamarje) Wasiir-kuxigeenka Wasaarada Dawladaha hoose & horu-marinta Magaalooyinka JSL. Ayaa ...
24/01/2026

Ahmed Cumar X. Cabdlillahi (Xamarje) Wasiir-kuxigeenka Wasaarada Dawladaha hoose & horu-marinta Magaalooyinka JSL. Ayaa la filayaa in loo Magcaabo Wasiirka Warfaafinta Somaliland sida ilo muhiim ahi sheegayaan.

Xamarje oo ah Masuul ka soo jeeda Gobolada Maroodi jeex, Togdheer, & Saaxil ayay dadku leeyihiin waa nin Saamayntiisa leh.

Address

Hargeisa
78753

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tubsan TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tubsan TV:

Shortcuts

Share