Wax ogow

Wax ogow somali freelance journalist it's my real page
you can ad or follow or like please support us Social media free jornalism

15/08/2024

Muuse biixi oo su’aalo la weydiiyey

Waxa qorray Ab-waan Weedh-same;"Mid ka mid ah ragga maanta magaca SNM ku celcelinaya ee ku ol’olaysanaya, ayaa maalin an...
09/08/2024

Waxa qorray Ab-waan Weedh-same;

"Mid ka mid ah ragga maanta magaca SNM ku celcelinaya ee ku ol’olaysanaya, ayaa maalin annaga oo wada taagan oo meel ku wada hadlayna, qof dumar ahi na soo garab istaagtay. “Waxan ahay mujaahid hebel xaaskiisii. Waxan kaa doonayey in aad bakhaaradaa macaamilka aad la leedahay raashin iigu sheegto ” ayey ku tidhi. “Ma jiro bakhaar aan macaamiil la leeyahay” ayuu ugu jawaabay. “Bal waayahaye telkaaga i sii anigaa kula soo hadliye” ayey ku tidhi. Nasiib darro, telkiina inu siiyo wuu ka diiday. Iyada oo jaaheeda dhididkii khajilaadu ku taagan yahay, ayey quus iyo faro madhan kala laabatay. Xaggay u dhaqaaday maahee aniguna xaggii kale ayaan u dhaqaaqay, aniga oo aan xataa maca salaama ku odhan.!! Oo miyuu u qalmaaba?

SNM-nimada gabadhaas uu saddex kiish oo raashina ugu huri waayey, inu maanta cod ku raadiyaa waa u garaad yari!!!".

1960kii ku guuleystey ciyaarihii Olombikada Rome isagoo caga cad kabo ah Abebe Bikila, oo xubin ka ahaa Ilaalada Imperia...
04/08/2024

1960kii ku guuleystey ciyaarihii Olombikada Rome isagoo caga cad kabo ah Abebe Bikila, oo xubin ka ahaa Ilaalada Imperial ee Imbaraadoorkii Itoobiya.

01/07/2024

Qeys qeys arrin



🐎🇸🇴 🇸🇱

🐎🇸🇴 🇸🇱
somalia

30/06/2024

Xaliye oo la qabtay oo baxsaday hadana



🐎🇸🇴 🇸🇱

🐎🇸🇴 🇸🇱
somalia











Actres # jamilanagudu with and also known as in movie📽📺👈

27/06/2024

SOMALILAND OO AFKII INOO BEDALATAY



🐎🇸🇴 🇸🇱

🐎🇸🇴 🇸🇱

13/06/2024

somalidu dhib badanaa🙈



🐎🇸🇴 🇸🇱
🐎🇸🇴 🇸🇱
somalia
💚💚💚💚💚💚💚💚Today Best photo 🎁
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️
❤💚❤❤💚❤💚❤💚❤
🕌🕌🕋🕋🕌🕌🕋🕋🕌










Actres # jamilanagudu with and also known as in movie📽📺👈

Amazing pictures                                                                                                        ...
12/06/2024

Amazing pictures



🐎🇸🇴 🇸🇱

🐎🇸🇴 🇸🇱
somalia











Actres # jamilanagudu with and also known as in movie📽📺👈

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wax ogow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share