22/09/2025
🛍️ Meherad La Iibinayo – Suuqa Waaheen 🛍️
Waxaa la iibinayaa meherad ganacsi oo diyaar ah, kuna taalla Suuqa Waaheen, Hargeysa.
Waxaad ka heli doontaa:
👗 Dharka dumarka (cabaayaad, saariyo, baatiyo, kabaha)
🧒👧 Dharka & kabaha carruurta
💄 Dawooyin qurxinta
0638440059