Xogaha

Xogaha Kalasoco macluumaad taariikh iyo qisooyin falanqayn

Ku soobiira barteena you tubeka ee xogaha tv
30/05/2021

Ku soobiira barteena you tubeka ee xogaha tv

Xogaha tv subscribe like share

Marka aad yeelato balwada wax akhriskaWaxaad nacaysaa balwada iska dhexmushaaxida baraha bulshada wakhtiyada faraha bada...
26/05/2021

Marka aad yeelato balwada wax akhriska
Waxaad nacaysaa balwada iska dhexmushaaxida baraha bulshada wakhtiyada faraha badan ee kaaga baxa maalinwalba.

Xikmadihii Bahluul1.    Waxa uu ahaa Bahluul nin dadku wuu yaqaanaan inuu waalan yahay laakiin aad u xikmad badnaa, maal...
18/05/2021

Xikmadihii Bahluul
1. Waxa uu ahaa Bahluul nin dadku wuu yaqaanaan inuu waalan yahay laakiin aad u xikmad badnaa, maalin ayay qaar badani yimadeen iyagoo doonaya in xikmad la helo. casabadiisii ​​xooloona k**a dhinto sidee loo qaybiyaa iyaga dhexdooda? Dabed wuxuu yidhi: wiilka Agoonimo ayuu dhaxal u qaadanayaa inantuna Aabo la'aanta ayay u qaadanaysaa, xaaskuna gurigeedo rogmaday dhaxal waan qaadanayaa, inta hadhayna qaraabada u qaybiya!
2. Sanad ayaa sidaas ah Xajjay Khaliifkii la odhan jiray Rashiid rc dabeed isagoo safarkii ku dhexjira waxay arkeen nin cararaya oo ciyaalna daba yaacayaan Rashiid ayaa yidhi: waar ninkan ciyaalku eryanayaan waa kuma? waxaa lagu yidhi waa Bahluulkii waalnaa ee xikmada badnaa! Rashiid ayaa yidhi, waanba rabay inaan ninkaas arko iigu yeedha laakiin si degan waxaan ugu yeedhay yaanu idinka sii cararine, dabeed inta loo tagay Dabeed way iska noqotay Amiirkiina way u heshay jawaabta uu leeyahay Bahluul, Amiirkii ayaa si aad ah u kacay oo ka tagay Bahluuul oo yidhi: Bahluulow Asalaamu calaykum waan jeclaan lahaa inaan arko oo aan kula kulmo maxaad iiga carari? Bahluul ayaa yidhi: waan kaa qaaday salaanta laakiin anigu anigu ma rabo inaan ku arko kumana jecli! Amiirkii ayaa yaabay oo yidhi: waayo, Bahluulow.bahluuul ayaa ka aamusay. Rashiid amiirkii ayaa yidhi: waxaan aad ujecelahay inaan wacdigaaga dhegaysto ee I wacdi, Bahluul ayaa yidhi: maxaan kaa wacdiyaa kuwanina waa qubuurihiinii kuwanina waa qasriyadiiniiye, Rashiid ayaa yidhi. ilaah ku rizaaqo maal iyo qurux ee quruxdiisana ku dhowrsoonaada maalkiisana muslimiinta wax ka siiya! Amiirkii ayaa markii uu hadal ka hadlay bahluul maalka ee Bahluul martiyayo ama shaxaadayo, markaa wuxuu yidhi Amiir Rashiid: waxaan bixinayaa wixii maalin ka dambeeya ee xoogaya kuwa kalena waan ku dhiirigelinayaa! Bahluul ayaa yidhi: Amiir ma dayn ayaa dayn lagu bixiyaa waxaad haysaaba waa dayn waa umada xoolaheedii, waxaan ku dhihi lahaa maalintaas cidii aad ka qaadi laheyd inta badan maxak**ada I

13/05/2021

CIID MUBARAK
DHAMAAN ASXAABTA KU XIDHAN PAGEKA XOGAHA

WAA MAXAY  WAX AKHRISKU?  Aqoon ahaan, Akhrisku waa hab dheegasho ah oo uu akhristuhu ereyada qoran ka dheegayo macne bu...
07/05/2021

WAA MAXAY WAX AKHRISKU?

Aqoon ahaan, Akhrisku waa hab dheegasho ah oo uu akhristuhu ereyada qoran ka dheegayo macne buuxa.

Hadii aan si kale u dhigno akhrisku waa hab garaadka ku shaqo leh (cognitive process), oo maskaxda aadanuhu xuruuf xardhanayd uga dhigto ereyo ilaa weedho is-haysta oo u jeeddo dhamaystirana samaynaya. Ujeeddo dhammaystiran u samaynaya cidda akhriyaysa iyo cidda loo akhrinayaba hadii ay jirto. Oo mar ayaaba la gaadhsiiyaa in akhrisku yahy mid ka tirsan hababka ugu kakan, uguna cajiibsan, hanaannada maskaxdu maamusho.

- Qaamuuska afka soomaaliga ee uu qoray marxuum Yasiin C. Keenadiid, wax uu ku u jeeddaynayaa ereyga “Akhriyid” in uu yahy “Erey ama hadal qoran kicin; ku dhawaqid; naqid; marin.” Bogga 9

- Qamuuska ugu tunka weyn afka ingiriisiga ee oxford ayaa isaguna ka agdhawaynaya oo “Reading” ku xusaya inuu yahy mid la u jeeddo ah, “fasirashada qoraal ama xaalad la saarto.”

- Mucjamka weyn ee af carabidu waxa uu ereyga “القراءة” ku micnaynayaa in uu yahy, “ku-dhawaaqidda wax qoran.”

Albert manguel, qoraaga “ A History of Reading,” ayaa ku tilmaamayey akhrisku in uu nafta aadanaha muhiim ugu yahy sida neefsashadu muhiim ugu tahy. Waxa kale oo uu ku cabbirayaaba in akhrisku yahy “furaha fahmidda dunida.”

Mar la waydiiyay sugaanyahankii caanka ahaa ee reer Masar Cabbaas Maxamuud Caqaad (1889-1964) sababta uu u jecelyahay wax akhriska waxa uu ku jawaabay ‘Uma akhriyo si aan wax u qoro. Umana akhriyo si aan cilmi u korodhsodo se waxa aan wax u akhriyaa si aan u helo wax ka badan hal nolol. Adduunyada qof walbaa waxa uu ku leeyahay hal nolol, hal nololna aniga iguma filna. Akhrisku waa shayga kaliya ee siiya noolaha wax ka badan hal nolol waayo nolosha ayuu macaaneeyaa. Qofku wuxuu leeyahay hal fikir hal dareen iyo suurayn oo kali ah (khiyaal) laakiin fikraddaadu marka ay fikrad kale la kulanto, dareenkaaguna la kulmo mid kale, suurayntaaduna la kulanto mid kale waxa dhasha laba fikradood laba daren iyo laba s

28/04/2021

Dr Zakir Naik

Mohamed Abdullahi FarmaajoKhud badii uu soojeediyey waxa Uu kusheegay inuusan rabinInuu dadka barakiciyo ee uuraboInuu b...
28/04/2021

Mohamed Abdullahi Farmaajo
Khud badii uu soojeediyey waxa
Uu kusheegay inuusan rabin
Inuu dadka barakiciyo ee uurabo
Inuu badbaadiyo
Xogaha....

Waa yaab Waana siib xumo inay soomaaliya ku noqoto 30 sano kahor dagaaladii jabhadaha iyo calooshood ushaqaystayaasha aa...
27/04/2021

Waa yaab
Waana siib xumo inay soomaaliya ku noqoto 30 sano kahor dagaaladii jabhadaha iyo calooshood ushaqaystayaasha aan dankalahayn bulshada ee ay ugu egtahay hadaan dharagno maxaa naga galay bulshada intooda kale
Danyartii agoontii masaakiintii
Iyo dadkii baahna
Oo ay dayaceen........

27/04/2021

Waxaad tihiin akhristayaal

Xogaha

27/04/2021

Sheekh cabdi wali alarkaan

Sheekh mustafe
26/04/2021

Sheekh mustafe

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xogaha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category