Nazer Zhanta

Nazer Zhanta kusoo dhawoow walaal kala soco boggan Warbixino iyo Barnamijyo. 💯

Like---Follow---Share.

13/06/2026
03/10/2024

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN;

Waxa aan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan qoyska, ehalada, asxaabta iyo Dhamaan Shaqaalaha Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland geerida naxdinta leh ee ku timid ALLE ha u Naxariistee Ismacil Adan Bile loona yaqaanay (Dheeg) oo ku geeriyooday Magaalada Hargeisa.

Marxuumka waxaan Ilaahay uga baryayaa in uu Jannatul fardowsa ka waraabiyo, innagana samir iyo iimaan innaga wada siiyo. Aamiin Aamin Aamin.

Dhacdada Maanta: Marcellus Williams, oo ahaa Imaam Masjid, ku nool dalka Mareykanka, ayaa lagu soo eedeeyay dembi aanu g...
25/09/2024

Dhacdada Maanta: Marcellus Williams, oo ahaa Imaam Masjid, ku nool dalka Mareykanka, ayaa lagu soo eedeeyay dembi aanu galin oo ah in uu dilay gabadh 21 sanno ka hor, halka maanta la duray cirbad sun ah, oo u dhiganta toogasho.

"Muslimiinta adduunka meel walba ay joogaan cadaalad daro iyo dulmiyo ayay tirsanayaan, laakiin walwalimayno maalin maalmaha ka mida waanu awoodaysan doonaa Insha Allah". Waa Balan Alleh SWT.

Last word kalmadiisa ugu dambaysay
“Alle Mahad oo Dhan Ayaa Leh Xaalad Kasta!!!

"INAALILAAHI WA INAALILAAHI RAJICUUN"

22/09/2024

Nafta ugu raaxee kalimaadka Alle marwalba oo qalbiga daxalka kaga ilaali.

siina share garee.

“ Waxaa dadka ugu liita oo u caajis baddan qofka Alle baryadiisa ka caajisa” Sheekh Mustafe X. Ismaaciil Haaruun. Baryad...
20/09/2024

“ Waxaa dadka ugu liita oo u caajis baddan qofka Alle baryadiisa ka caajisa” Sheekh Mustafe X. Ismaaciil Haaruun. Baryadda alle haka caajisin wll.

Arday: Hadaad baastay iyo Hadii aanad baasinba AlXAMDULILAAH DHEH, waxaan la hadlayaa Ardayga aan baasin ee u suurtogali...
19/09/2024

Arday: Hadaad baastay iyo Hadii aanad baasinba AlXAMDULILAAH DHEH, waxaan la hadlayaa Ardayga aan baasin ee u suurtogali wayday inuu dhaafo Natiijada laga rabay, niyada kheyr u sheeg oo calool adayg samee raga caalamka ugu taajirsan qaar ka mida intaso jeer bay dhaceen, balse nolosha kamay quusan cashar hakuu noqoto wixii dambe un dedaal samee, imtixaankii weynaa ee aakhiro kumaad dhicine haka quusan nolosha imikay bilow kuu tahee.

🫵☝️👉 (((((((Saasaa inoo balana))))))😊🫱🫲

.

Waxa la ogyahay in codbixiyayaashu ay u badan yihiin Dhalinyaro isbedel doon ah, xiligan waxaad ogtahay in ay doorashadi...
19/09/2024

Waxa la ogyahay in codbixiyayaashu ay u badan yihiin Dhalinyaro isbedel doon ah, xiligan waxaad ogtahay in ay doorashadii wax ka 60 cisho ka hadhsan yihiin, ayna madaxtinimada dalka S/land u tartamayaan sadexdii xisbi iyo sadexdii musharax M. ee awalba 2017 soo tartamay, waxa la galayaa laba doorasho mid xisbi ah iyo mid madaxtooyada ah.
Dhalinyarada waxa u banaan inay laba mid un kale doortaan:
1. Inay doortaan shakhsi awal xilka soo hayay oo lagu qiimayn karo wuxuu qabtay iyo waxaanu qaban iyo wuxuu umada ku soo kordhiyay intii uu xilka hayay.
2. Inay doortaan shakhsi cusub oo aan record h**e loo hayn lagu qiimeeyo, marka laga yimaado shakhsiyadiisa howlkarnimo iyo waxqabad hadii uu xilal h**e soo qabtay.

Sxb fadlan haku dooran reernimo ee waxaad ku doorataa waxa uu kuu qabtay ama uu kuu qaban doono ee balanqaad/horumar ah.

Waxa inoo balan ah inaynu ku doorano siyaasi walba qorshe waxtar leh inta uu xilka hayo.

!WAAR SO BALANMAAHA!

16/09/2024

12-15/09/2024 waxa ka bilaabmay Hargesia, Somaliland, Ijmaacii Kulankii islaamka oo umada muslimiinta meelkasta looga yimaado dal/dibadba kaas oo sannadkiiba halmar la qaban jiray, wuxuu soconayay 3 cisho kheyr badan baa lagu hayaa markiska weyn ee Burcada yar, waxaan ku dhiirigalinayaa in dhalinyaradu ka faaidaysato kheyrka iyo ducada oo khuruuj baxaan.
Allah ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, fadlan akhriste ku hami mar un inaad booqato oo nafta la jihaado idamka Alle.

Fadlan Dawooyinkani waa been abuur ka ilaali waalidka inaad u qaado dawadaasi dhiig karka iyo gaastariga, dawooyinka isk...
27/06/2024

Fadlan Dawooyinkani waa been abuur ka ilaali waalidka inaad u qaado dawadaasi dhiig karka iyo gaastariga, dawooyinka iska hubi yaanu ku sirin galka quruxda badan ee muuqaalka la hagaajiyay.

Waxa dawooyinkan xaqiijiyay beentooda haayadda dhawrista tayada oo gacanta kuwada haysa.

Cadaymaha dhamaantood halkan ka Akhriso iyo qoraalka Haayadaba ay bulshada uga digayso.

Umada Muslimiinta ah ee walaaladay meel kasta oo ay jogaan waxaan igu hambalyaynayaa munaasinada Ciida waxaan idiin leey...
09/04/2024

Umada Muslimiinta ah ee walaaladay meel kasta oo ay jogaan waxaan igu hambalyaynayaa munaasinada Ciida waxaan idiin leeyahay Ciid Mubaarik ilaahayna ha inaga aqbalo acmaashi wanaagsanayd ee aynu bisha barakaysnayd ee ramadaan soo gudanay. Aamiin🤲.

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 09:00 - 22:00
Tuesday 09:00 - 22:00
Wednesday 09:00 - 22:00
Thursday 09:00 - 22:00
Saturday 09:00 - 22:00
Sunday 09:00 - 22:00

Telephone

+252638292745

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nazer Zhanta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Nazer Zhanta:

Share