Tarsan Media

Tarsan Media Tarsan Media
kala soco /wararka /madadaalo
/dhacdooyinka iyo sheekooyin ku xiiso kaliya
fadlan nala noqo saxiib oo follow dheh page

16/01/2024

AΓ½y quruxbadaan oo cod macaanaa
See dareemaysaa Xaliimo
I love you hablaha morocaβ€πŸ‡²πŸ‡¦

Abiye ahmed dadkiisa iyo qoomiyadiisa oromada ayuu dhul udoonayaa iyadoo somalida ka badan oo 45miliyan ayay kunoolyihii...
12/01/2024

Abiye ahmed dadkiisa iyo qoomiyadiisa oromada ayuu dhul udoonayaa iyadoo somalida ka badan oo 45miliyan ayay kunoolyihiin dhul gaadhayaa gobolka awdal
Waxanu leenahay somali ka helimaysin adiga iyo ilama adeeradaa iyo qodhmuunkiina halkaa naga jooga
πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄

22/12/2023

"Guutooyinka Al-Qassam" waxay daabacaan muuqaalo " ay ku cadaynayaan gadiid ay ka burburiyeen ciidamada cadowga qabsaday aagagga Yunis, ee koonfurta Marinka Gaza."

22/12/2023

Waxaa duubey kaamirooyinka ciidamada gumeysiga...daqiiqado isku imaatinkooda ah oo ay isugu imaanayaan askarta guumeysiga Israa’iil ayaa waxaa lala beegsaday madfac ay soo rideen dagaalyahanada kooxda falastiiniyiinta ee ku sugan magaalada Shujaciya ee marinka Qaza.

22/12/2023

"Sanadkan inaan Tabaabushaysto iskaabulada ka baxo sida ugu dhakhso badan iskaabulada lama xamilo karay"Gabadhaha Hargeisa iyo raga

21/12/2023

"Balaayo Aan Laga Maarmin" hadal ay ragu dumarka u adeegsan jireen ayay xagii raga hadda usoo rogtay πŸ˜‚πŸ˜…

21/12/2023

Sheekh abdirashiid ali suufi ❀
Fadlan fallow like share inoo saar daawade

18/12/2023

Abdi nor iftiin oo ka hadlay barnamij cusub oo maraykanka lagu iman doono

18/10/2023

πŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ˜­πŸ˜­πŸ˜­πŸ˜­πŸ˜­πŸ˜­πŸ˜­

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tarsan Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share