Xogagaal 0fficially page

Xogagaal 0fficially page Xogagaal officiall page

24/10/2022

Suldaanka guud ee beelaha muuse jibriil ahna afhayeenka salaadiinta somaliland sultan ayaanle sultan maxamed maxamud ayaa magalada burco kusooo dhaweeyey suldanka guud ee somaliland sultan daa'uud sultan maxamed sultan cabdiqadir

INNAALILLAAHI WA INNA ILAYHI RAJICUUN.ALLE hawnaxariisto Caaqil Xasan Haybe Nuur oo goor dhawayd ku geeriyooday Magaalad...
21/10/2022

INNAALILLAAHI WA INNA ILAYHI RAJICUUN.
ALLE hawnaxariisto Caaqil Xasan Haybe Nuur oo goor dhawayd ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.Runtii waa mid aynaan ilaawi doonin wanaagi, isku hayntii bulshada uu caqilka u ahaan iyo aqoontii u gaarka ahyd. Alle hakuu naxariisto Annaga iyo Ehelkii aad ka baxdayna samir iyo iimaan Alle hanaga kaa siiyo.

Gudoomiye kuxigenka golaha deeganka degmadaa sheikh
Msxamed faarax axmed

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xogagaal 0fficially page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share