RAJO MEDIA

RAJO   MEDIA wararka calamka

Waba sidaa
13/07/2026

Waba sidaa

12/07/2026

Baro cilmiga burjiga adamaha

11/07/2026

Alle Ha U Naxariistee Marxuum Faysal Xiis Cilmi Oo Ku Geeriyooday Jigjiga ayaa Maydkiisii Caawa La soo qaaday iyadoo Hargeisa lagu aasi doono

05/07/2026

Marwada qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Dr Farduus Maxamed rooble

05/07/2026

Ninkii dhuumanaaye dhakhso loogaaday

I extend my congratulations and appreciation to the people of the Republic of Somaliland wherever they may be. I have wa...
01/05/2026

I extend my congratulations and appreciation to the people of the Republic of Somaliland wherever they may be. I have waved the flag of the Republic of Somaliland.

Ciid Mubaarak, Shacabkayga sharafta leh ee Jamhuuriyadda Somaliland, gudaha iyo dibeddaba,Waxa aan si kal iyo laab ah id...
19/03/2026

Ciid Mubaarak, Shacabkayga sharafta leh ee Jamhuuriyadda Somaliland, gudaha iyo dibeddaba,

Waxa aan si kal iyo laab ah idiinku hambalyeynayaa Munaasibadda farxadda ee Ciid Al-Fitriga 1447H, anniga oo dhammaantiin idiin rejaynaya bashbash, barwaaqo, caafimaad qab, iimaan sugan iyo yaqiin saalix ah.

Ciiddu waa maalmaha ugu qiimaha badan xuskeenna diinta Islaamka, waa maalin xambaarsan farxad, isu naxariisasho, is-cafin iyo walaalnimo. Waa maalin aynu ku xasuusano Fadliga iyo Khayrka

Ugu dambayn, waxa aan mar kale idin leeyahay Ciid Mubaarak, ILAAHAY SWT ha innagu gaadhsiiyo Ciido kale caafimaad qab iyo dalkeenna oo ku naaloonaya nabad, barwaaqo iyo horumar.

19/03/2026

Marwada qaranka Jamhuuriyadda Somaliland maamo gulayso mamo

15/02/2026

Marwada qaranka Jamhuuriyadda Somaliland

Address

New Hargeisa
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RAJO MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share