16/10/2023
| How to Destroy your life.
Waxa ina soo mara wakhtiyo aynu said u fakarno, haday ahaato mustaqbalka oo aynu warwar ka qabno ama wax h**e u dhacay oo aynu ka shalaynayno, shaqada iyo mushaharkeeda ka fakarno waxbarashada, xitaa inaad ka fakarto qofka aad xidhiidhka la leedahay fakarka badani waa baqdin kaa haysa mustaqbalkaaga soo socda ama inaad la kulanto wax la mid wixii h**e kuugu soo dhacay, tusaale waxaad ka baqaysaa hadii aad inantad jeceshahay doonatid arma lagusoo diidaa sidii ti h**e, waxbarshada wakhtigaas badan igaga lumay armaan shaqaba ku waayaa, suaasha aan jawaabta u waayay overthikigu wax ma badali karaa se xal ma u noqon karaa dhibaatada ku haysataa?
Time Stamp:
0:00 Hordhac.
00:45 Waa maxay fikirka xad dhaafka ah.
01:59 Ka fakarida Tagtada/ wixii la soo dhaafay.
02:34 Ka fakarida Mustaqbalka/ Waxa soo socda.
03:40 Maxaynu saaid ugu fikirnaa.
05:13 Nocyada Dadka u fikira xad dhaafka.
06:46 Sidee isaga dayn karaa fikirka xad dhaafka.
08:08 Dhamaad.