Halgamaa Lander

Halgamaa Lander ⛔ Page uu soo dhacay akhoonyahan murqaansan ⛔

Boowe iyo baayo halakani waa Ceerigaabo 🔥
15/05/2025

Boowe iyo baayo halakani waa Ceerigaabo 🔥

17/12/2024

17 Dec 2024

Labaatan casho kadib Hal qof oo Faqash ah ma dhex taagna Ceerigaabo 🔥

27/11/2024

27 Nov 2024

Reer Ceerigaabo iska seexda belo ma jidhee

Hanbaliyo madaxweynaha ay doorteen aqlabiyadda Somaliland, mudane madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, Eeb...
19/11/2024

Hanbaliyo madaxweynaha ay doorteen aqlabiyadda Somaliland, mudane madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, Eebbe ha kugu asturo xilka culus ee aad qaadday.

Eebbe naxariistiisa ha siiyo madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, qaran iyo qoysba ha ka siiyo samir iyo iimaan.
19/11/2024

Eebbe naxariistiisa ha siiyo madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, qaran iyo qoysba ha ka siiyo samir iyo iimaan.

Baho Faarax Biciide waa Bir adag 🔥
05/11/2024

Baho Faarax Biciide waa Bir adag 🔥

04/11/2024

Garxejisku waaba duul aan doonayn inay dal maamulaan, annagoo leh hooya xilka qabta ayay marba iskaga xaarayaan, bal Ina Kaahinkan deegaamadiisa maraya sababtay u shiidayaan marna u xabadaynayaan sow garaad laawenimo caadiya maaha.

Dhiigshiil waa dhaqanlaawayaal ma xishoodayaal ma yaxyaxayaal ah, waxa ay ka ganacsadaan dhiiga iyo dheecaanka reer Soom...
03/11/2024

Dhiigshiil waa dhaqanlaawayaal ma xishoodayaal ma yaxyaxayaal ah, waxa ay ka ganacsadaan dhiiga iyo dheecaanka reer Soomaaliland, hantiga aad dhiigga shacabka ka samayseen goortii uu soo gabagaboobi lahaa ayaa la joogaa, Dhiigshiilow.

Shirkadda Dahabshiil waxay ugu baaqaysaa labada dhinac ee walaalaha ah, ee is dhalay, xidid iyo xigaal ah, isla markaasna ku nool goobo aan kala fogayn ku nool (Buuhoodle iyo Qoru-lugud iwm) in ay xabadda iyo Dagaalka joojiyaan labada dhinac-ba si degdeg ah .

Xabad wiil iyo gabadhi toona kuma dhashaan ee way ku dhintaan.

Dhammaan qof walba oo xil haya dhamaan cidii masuuliyad haysa oo ay ku jiraan kuwa xilka dhaqan, Ganacsatada iyo culumo, waxaannu si xushmad iyo damqasho leh uga codsanaynaa in laga shaqeeyo nabadda oo ay doorkooda qaataan.

Guudomiyaha shirkada ayaa idaacada Voice of America (VOA) arrintan waraysi ka siiyay. Waxaad ka dhagaysan kartaa:
https://www.facebook.com/share/p/1Aah1xTwJY/

Qofkan makhnuudka ah ee Germaniyo ayaannu la yaabbanayne kan kalee ma yaxyaxaha ah baaba baro dheeraysiiyey, sharaftii h...
05/09/2024

Qofkan makhnuudka ah ee Germaniyo ayaannu la yaabbanayne kan kalee ma yaxyaxaha ah baaba baro dheeraysiiyey, sharaftii hablaha Garxejis meel buu kaga dhacay dulligan ina Nuur Saajin, tolow qofkan geed cawo-gud leh ku xidha waa bilaa dhaqane.

03/08/2024

Dowlad ku sheegta Somalia iyo Al Shabab inay isku mid yihiin weli ma shaki baa kaaga jira?

Gabadhan gabadh loo waa Alle ha daayee fariidda Hibo Nuura Mohamed Dirir waxa ay qabatay wax aan wasiirro xilal hayaa qa...
16/07/2024

Gabadhan gabadh loo waa Alle ha daayee fariidda Hibo Nuura Mohamed Dirir waxa ay qabatay wax aan wasiirro xilal hayaa qaban Alle ha kaa abaal mariyo nafhurka aad dadkaaga iyo dalkaaga u hurtay aqoontaada iyo kartidaada.

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Halgamaa Lander posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share