Gacan-libaax post

Gacan-libaax post kusoo dhawoow pageka waxaad ka helaysaa
newskii sportska udan beeyey
follow dheh nagu soo biir

Deg-Deg:  Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa hawlgal degdeg ah kusoo qabtay eedaysan Qadan Cabdilaahi, kadi...
14/08/2025

Deg-Deg: Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa hawlgal degdeg ah kusoo qabtay eedaysan Qadan Cabdilaahi, kadib markii ay baraha bulshada ku baahisay muuqaallo lidi ku ah qaranimada Somaliland, iyadoo gurigeeda ku buufisay calamaan aan waafaqsanayn astaanta iyo sharafta Jamhuuriyadda Somaliland.

Ciidanka ayaa gacanta kusoo dhigay eedaysanta , waxaana degdeg loo horgayn doonaa Ha'yaddaha garsoorka.

Taliska Ciidanka Booliska JSL waxa uu digniin adag u dirayaa dhammaan dadka ku hawlan falalka Xadgudubka ku ah jiritaanka qaranimada Somaliland.

Xafiiska Warbaahinta Ciidanka Booliska JSL

04/08/2025

Gabar 9 jir ajayaa ayaa maqashay in Aabaheed uu Naago badan guursday, Hooyana ey guursatay Aabe oo kaliya.

kaliya. Aabe iyo Hooyo oo wada fadhiyo ayey weydiisay: Horta Raggu maxey Haween badan u guursadaan, dumarkuna mid kaliya?

Aabihii oo is difaacayo ayaa yiri: Gabartey, Haddii Furuhu uu furi karo Qunful kasta waxaa la yiraa "Master key" waana Fure fiican.

Laakin haddii Qunfulku uu yahay mid Fure kasta uu furi karo waxaa la yiraa "bad lock" waa qunful xun.

21/10/2024

Titokerkii maanata ma hawada sare ayuu blog kasoo diyarinayaa😂

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gacan-libaax post posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share