Lander post

Lander post kusoo dhawoow pageka waxaad ka helaysaa
newskii sportska udan beeyey
follow dheh nagu soo biir

Deg-Deg:  Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa hawlgal degdeg ah kusoo qabtay eedaysan Qadan Cabdilaahi, kadi...
14/08/2025

Deg-Deg: Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa hawlgal degdeg ah kusoo qabtay eedaysan Qadan Cabdilaahi, kadib markii ay baraha bulshada ku baahisay muuqaallo lidi ku ah qaranimada Somaliland, iyadoo gurigeeda ku buufisay calamaan aan waafaqsanayn astaanta iyo sharafta Jamhuuriyadda Somaliland.

Ciidanka ayaa gacanta kusoo dhigay eedaysanta , waxaana degdeg loo horgayn doonaa Ha'yaddaha garsoorka.

Taliska Ciidanka Booliska JSL waxa uu digniin adag u dirayaa dhammaan dadka ku hawlan falalka Xadgudubka ku ah jiritaanka qaranimada Somaliland.

Xafiiska Warbaahinta Ciidanka Booliska JSL

04/08/2025

Gabar 9 jir ajayaa ayaa maqashay in Aabaheed uu Naago badan guursday, Hooyana ey guursatay Aabe oo kaliya.

kaliya. Aabe iyo Hooyo oo wada fadhiyo ayey weydiisay: Horta Raggu maxey Haween badan u guursadaan, dumarkuna mid kaliya?

Aabihii oo is difaacayo ayaa yiri: Gabartey, Haddii Furuhu uu furi karo Qunful kasta waxaa la yiraa "Master key" waana Fure fiican.

Laakin haddii Qunfulku uu yahay mid Fure kasta uu furi karo waxaa la yiraa "bad lock" waa qunful xun.

21/10/2024

Titokerkii maanata ma hawada sare ayuu blog kasoo diyarinayaa๐Ÿ˜‚

Inaalilaahi wa inaalihi raajicuun, Alle ha u naxariisto Asma Saban.
09/08/2024

Inaalilaahi wa inaalihi raajicuun, Alle ha u naxariisto Asma Saban.

03/08/2024

DAG DAG:- Daawo qabkii u dhacay qaraxii xalay ka dhacay casimada modisho

PSG ayaa qarka u saaran inay u dhaqaaqdo saxiixa labada ciyaaryahan Joaล Neves iyo Victor Osimhen.Labada ciyaaryahan aya...
21/07/2024

PSG ayaa qarka u saaran inay u dhaqaaqdo saxiixa labada ciyaaryahan Joaล Neves iyo Victor Osimhen.
Labada ciyaaryahan ayaa lagu soo warramayaa inay oggolaadeen ku biirista Paris-saint German.๐Ÿ‘€
TThe updateupdateku xidhnow

๐Ÿšจ ๐—•๐—ฅ๐—˜๐—”๐—ž๐—œ๐—ก๐—š:  Kevin De Bruyne Ayaa Heshiis Shaqsi Ah La Gaaray Kooxda Al-Itixaad. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ˜ฒManchester City Ayaa Diyaar u ah ina...
21/07/2024

๐Ÿšจ ๐—•๐—ฅ๐—˜๐—”๐—ž๐—œ๐—ก๐—š: Kevin De Bruyne Ayaa Heshiis Shaqsi Ah La Gaaray Kooxda Al-Itixaad. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ˜ฒ

Manchester City Ayaa Diyaar u ah inay iska iibiso Xidigan Maadama Uu Qandaraaskiisu dhacayo 2025. ๐Ÿ’ฐ

[]

Ku xidhnow The update

20/07/2024

โ€œFaqiirka iyo ka wax haystaba waa la guursanayaa
, warbaahintunaโ€ฆ.โ€ Nusayba Sheekh Adan Siiro

19/07/2024

Qaar kamida Aragtiyihii dheera ee Marxuum Dulqarnayn

Sadaali oo ku guleyso 30$ kulanka cawa ee Spain vs England ๐’๐ก๐š๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐๐š๐ก๐š:1. Fallow dheh page-ka.2. Share Public ah ka dhig...
14/07/2024

Sadaali oo ku guleyso 30$ kulanka cawa ee Spain vs England

๐’๐ก๐š๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐๐š๐ก๐š:
1. Fallow dheh page-ka.
2. Share Public ah ka dhig post-ga
4. Saadaalintu waxay ku egtahay marka ay bilaabato ciyaarta

F.G: Haddii Aadan shuruudaha buuxin, qof buuxiya Ee kaa dambeeyey ayaa abaal-marinta heli doona.

12/07/2024

Way is fashilisay๐Ÿคฃ

Kulamada caawa laga ciyaaridoono koobka Euro ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ช2:1๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ซ0:1๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡น
05/07/2024

Kulamada caawa laga ciyaaridoono koobka Euro

๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ช2:1๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ฆ

๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ซ0:1๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡น

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Lander post posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share