The update

The update kusoo dhawoow pageka waxaad ka helaysaa
newskii sportska udan beeyey
follow dheh nagu soo biir

21/10/2024

Titokerkii maanata ma hawada sare ayuu blog kasoo diyarinayaa😂

Manta iyo so dhawayntii  madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ,✌️❤️
30/09/2024

Manta iyo so dhawayntii madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ,✌️❤️

Inaalilaahi wa inaalihi raajicuun, Alle ha u naxariisto Asma Saban.
09/08/2024

Inaalilaahi wa inaalihi raajicuun, Alle ha u naxariisto Asma Saban.

03/08/2024

DAG DAG:- Daawo qabkii u dhacay qaraxii xalay ka dhacay casimada modisho

PSG ayaa qarka u saaran inay u dhaqaaqdo saxiixa labada ciyaaryahan Joaŏ Neves iyo Victor Osimhen.Labada ciyaaryahan aya...
21/07/2024

PSG ayaa qarka u saaran inay u dhaqaaqdo saxiixa labada ciyaaryahan Joaŏ Neves iyo Victor Osimhen.
Labada ciyaaryahan ayaa lagu soo warramayaa inay oggolaadeen ku biirista Paris-saint German.👀
TThe updateupdateku xidhnow

🚨 𝗕𝗥𝗘𝗔𝗞𝗜𝗡𝗚:  Kevin De Bruyne Ayaa Heshiis Shaqsi Ah La Gaaray Kooxda Al-Itixaad. 🇸🇦😲Manchester City Ayaa Diyaar u ah ina...
21/07/2024

🚨 𝗕𝗥𝗘𝗔𝗞𝗜𝗡𝗚: Kevin De Bruyne Ayaa Heshiis Shaqsi Ah La Gaaray Kooxda Al-Itixaad. 🇸🇦😲

Manchester City Ayaa Diyaar u ah inay iska iibiso Xidigan Maadama Uu Qandaraaskiisu dhacayo 2025. 💰

[]

Ku xidhnow The update

20/07/2024

“Faqiirka iyo ka wax haystaba waa la guursanayaa
, warbaahintuna….” Nusayba Sheekh Adan Siiro

19/07/2024

Qaar kamida Aragtiyihii dheera ee Marxuum Dulqarnayn

Sadaali oo ku guleyso 30$ kulanka cawa ee Spain vs England 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐮𝐮𝐝𝐝𝐚𝐡𝐚:1. Fallow dheh page-ka.2. Share Public ah ka dhig...
14/07/2024

Sadaali oo ku guleyso 30$ kulanka cawa ee Spain vs England

𝐒𝐡𝐚𝐫𝐮𝐮𝐝𝐝𝐚𝐡𝐚:
1. Fallow dheh page-ka.
2. Share Public ah ka dhig post-ga
4. Saadaalintu waxay ku egtahay marka ay bilaabato ciyaarta

F.G: Haddii Aadan shuruudaha buuxin, qof buuxiya Ee kaa dambeeyey ayaa abaal-marinta heli doona.

12/07/2024

Way is fashilisay🤣

Kulamada caawa laga ciyaaridoono koobka Euro 🇩🇪2:1🇪🇦🇲🇫0:1🇵🇹
05/07/2024

Kulamada caawa laga ciyaaridoono koobka Euro

🇩🇪2:1🇪🇦

🇲🇫0:1🇵🇹

368 ciyaaryahan ayaa ciyaaray Euro 2004. 367 ka mid ah ayaa hadda ka fariistay ciyaaraha.  Kaliya hal ciyaaryahan ayaa w...
04/07/2024

368 ciyaaryahan ayaa ciyaaray Euro 2004. 367 ka mid ah ayaa hadda ka fariistay ciyaaraha. Kaliya hal ciyaaryahan ayaa weli ciyaaraya.

Cristiano Ronaldo. 🐐🤍.

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when The update posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share