abwaan saxardiid somali jecel

abwaan saxardiid somali jecel follow me please πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™

09/07/2026

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo balan qaad u sameeyay dhalinyaro ku naafoobay dagaalka Dalka looga saarayo Argagixisada

07/07/2026

Dowladda Hoose ee Degmada Buuhoodle ayaa 44 booyadood oo biyo ah gaarsiisay qoysaska reer guuraaga ah ee ka soo hayaamay koonfurta Soomaaliya, si wax looga qabto baahidooda biyaha.

Maamulka degmada ayaa sheegay in gurmadkan uu qayb ka yahay dadaallada lagu taageerayo dadka soo barakacay, isla markaana la sii wadi doono adeegyada bani’aadannimo ee loo fidinayo qoysaska u baahan.

01/07/2026
01/07/2026

DALXOREEYE

01/07/2026

XUSKA SANAD GUURADA 1DA LUULYO IYO CASIMADA UMADA SOMALIYEED

01/07/2026

Belweeynta Jama siyaad oo baaq nabadeed dirtey

01/07/2026

"Halgamaa Cabdulllahi Ciise shaqsiyadiisa qof leh Soomaali ah waa laga waayay wuxuu mudan yayay munaasbad tan ka weyneyd dalkaan dhiigiisa ayuu u shubay"

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

28/06/2026

Wallaahi, carruurta sidan loola dhaqmo waa qalad. Ninkan waa in la qabtaa oo sharciga la marsiiyaa. πŸ₯ΊπŸ™„

27/06/2026

Soomaaliya oo jebisey Recordkii diiwaan gelinta heshiisyada caalamiga ah, kaddib markii Hay'adda Baddaha aduunka IMO, ay maanta ka diiwaan gelisey 15 hesiis caalami ah.

Wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka Mudane, Cabduqaadir Maxamed Nuur oo ku sugan Xarunta Ururka Badaha Adduunka ee Qaramada Midoobay (IMO) ee magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa faahfaahin kabixiyay

27/06/2026

Goobtu waa degmada Awaare. Ciidankuna waakii h**e oon isbadalin.

Askar ka tirsan booliska gaarka ayaa caayaya Alle SW iyo diintiisa Islaamka. Sidoo kale, shacabka degmada Awaare ayaa lagu khasbayaa inay xidhaan meheradahooda si loo soo dhoweeyo Wasiirka Madaxtooyada DDS, Xuseen Qaasim (Xaabsade).

Tallaabooyinka noocan ahi ma aha kuwo waafaqsan xorriyadda shacabka iyo ixtiraamka diinta, waxayna abuuri karaan cadho ilaahay.

Wasiirka sidaa dadku udiidanyihiin ayaa bari lagu dhihi isagaa ugu cod badan degmada.

Address

Hargeisa
00252

Telephone

+966582268765

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when abwaan saxardiid somali jecel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to abwaan saxardiid somali jecel:

Shortcuts

Share