M&M Doctors

M&M Doctors Xogo caafimaad. !!

07/06/2026

Hadi aad macan qabto wa videogagah./muhiim.

Faaidoyika tiro beelka ah e TIMIRTA lagah hello. ■Timirtu wa cunto si degdega logah helo Tamar Wana sababta soon ka lo d...
01/06/2026

Faaidoyika tiro beelka ah e TIMIRTA lagah hello.

■Timirtu wa cunto si degdega logah helo Tamar Wana sababta soon ka lo doorbido.
■Timirtu waxa ay qani ku tahay fiber Kas o kor u qadaya cafimadka dhabada dheefshiidka.
■Timirtu waxay taageerta cafimadka wadnaha iyo kantroolka cadaadiska dhiigah.
■Waxa ku jira vitamins iyo minerals qali ah sida potassium , magnesium iyo iron fiican
■Timirtu waxay kor u qaada xasuusta , fahanka iyo cafimadka maskaxda .
■Wa macmacanka uguh wanaagsan e la isticmalo cafimad ahaan.
■Waxay timirtu muhiim u tahay o ay xoojisa lafaha iyo isgoysyada .
■Waxay aad u cawisa hooyada xiligah ay uurka leedahay cafimadkeda iyo dhalmada o ay fududayso.

19/05/2026

Type 2 diabetes mellitus:

Remission:

✔️ Remission of T2DM is currently defined as HbA1c below 👉👉the diagnostic threshold of 👉6.5% (48 mmol/mol)

🚨👉 without the use of glucose lowering medications within at least 👍👉3 months.

⏫ The exclusion of glucose-lowering medications from the definition distinguishes T2DM👉remission from the definition used in other diseases.

07/09/2025

🌐 Koorsooyin Cusub oo Online ah!
AL NAHDA COLLEGE waxa ay ku faraxsan tahay in ay ku dhawaaqdo furitaanka:

✅ IMAM Program (Integrated Management of Acute Malnutrition) – Tababar ku saabsan maaraynta nafaqo-darrada ku dhacda ubadka iyo sida loola tacaalo.
✅ Vaccination Program– Barnaamij ku saabsan tallaalka, noocyadiisa, habraacyada iyo muhiimadda ka hortagga cudurrada.

💻 Online Classes – Waxbarasho aad ku qaadan karto gurigaaga iyo jadwal dabacsan oo kugu habboon,
Casharka ayaa lagu bixin doonaa Google Classroom.
📝 Casharrada iyo buugta muhiimka ah ayaad heli doontaa, sidoo kale fasalka oo duuban (recorded classes) ayaad heli doontaa marka tababarku dhamaado.

🎯 Tababaradani waxay Ku habboonyihin ardayda barata caafimaadka, shaqaalaha caafimaadka, iyo qof kasta oo raba xirfado caafimaad oo dheeraad ah.

💰 Koorska & Diiwaangelinta: Bilaash
📄 Ardaygu waxa uu bixin doonaa oo keliya kharashka shahaadada (certificate fee).

Kusoo biir groupkan hoose si aad uga faaideysato maantaba oo aad oo aad u qurxiso CV-gaaga
https://chat.whatsapp.com/GZpe5ibn5Gx0QCnSrxerC8?mode=ems_copy_c

📍 Al Nahda College – Hargeisa suuqa hoose, dhismaha shirkadda bari iyo galbeed, dabaqa labaad.
☎️ Nala soo xidhiidh si aad isu diwan geliso maanta!
63-6227075
63-6124894
63-7124812
65-4196096

15/07/2025

Muuqaalkan waxaynu si kooban ugu sharaxaynaa xaaladda uu la kulmo jidhku hadii uu waayo insulin oo loo yaqaano [Diabetic ketocadicosis - DKA].

Pathophysiology of DKA explained in somali language.
M&M Doctors
Dr. Mubarik Ali Kubad Heiss

゚viralシ

10/07/2025

maxaad ka taqaana xanuunka xumadda ee dhawaanahan dhulka soomaalida caanka ka ahaa, [DONGUE FEVER].

💚🤍❤
Mubarik Ali Kubad Heiss
M&M Doctors
Mohamed Hareed

29/06/2025
28/06/2025

kusoo dhowow M&M Doctors, madashan waxaan ka faa'daysaa xogo ku saabsan aqoon guud, caafimaad iyo dhiirigelino kala duwan oo ku saabsan nolosha, hadii aanad h**e noola joogin iminka nagu soo biir oo soo follow garee, sidoo kale wixii suaalo ah eed ka qabtaan dhinacyadaaa aan soo xusay waxaad noogu soo diri kartaaan qaybta fariiimada, thanks.

Mubarik Ali Kubad Heiss
Mohamed Hareed

Address

150-ka
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when M&M Doctors posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share