Khadar Iid

Khadar Iid Tayada Noloshaada Waxay Leegtahay Hadba Inta Uu Dadaalkagu La Egyahay

Hoggaanka Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA iyo haldoorka warbaahinta gobolka Awdal ayaa kulan muhiim ah ku yeesha...
26/08/2025

Hoggaanka Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA iyo haldoorka warbaahinta gobolka Awdal ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay magaalada Boorama.

Kulankan ayaa lagu gorfeeyay sidii loo dardar gelin lahaa horumarinta saxaafadda gobolka, loona abuuri lahaa jawi waxbarasho iyo xirfadeed oo kor u qaada tayada weriyeyaasha mustaqbalka dhaw.

Warbaahinta gobolka Awdal ayaa uga mahadnaqday Ururka SOLJA bilowga dadaalladan, gaar ahaanna qorshaha ballaadhan ee lagu aasaasayo Kulliyadda Saxaafadda ee Jaamacadda Cammuud, taas oo noqon doonta fursad weyn oo aqooneed islamarkaana ay ka faa’iidaysan doonaan dhalinyarada warbaahinta gobolka iyo guud ahaan Somaliland.

Hoggaanka Ururka SOLJA ayaa ballan qaaday inay ka shaqaynayaan sidii loo kobcin lahaa korna loogu qaadi aqoonta iyo tayada saxaafadda, iskaashiga hay’adaha waxbarashada iyo ururka saxaafadduna uu yahay aasaaska dhisidda saxaafad madax-bannaan oo xirfad iyo aqoon ku dhisan.

Soo dhawoow Col ahmed Dagaal Dhimbiil
25/08/2025

Soo dhawoow Col ahmed Dagaal Dhimbiil

Gaashaanle sare Axmed Dagaaal Dhimbiil hambalyo. You did it.Waxan halkan hanbalyo iyo bogaadin uga dirayaa Dhamaan  Sara...
22/08/2025

Gaashaanle sare Axmed Dagaaal Dhimbiil hambalyo. You did it.
Waxan halkan hanbalyo iyo bogaadin uga dirayaa Dhamaan Saraakiisha kaqalinjabiyey dalka taiwan🇹🇼 Waxaanan sigaara ubogadinayaa Gashanle sare
Col. AHMED DAGAL DHINBILL

16/05/2025

Xurmeynta iyo kor yeelida calanka tawxiidka leh ee JSL

14/05/2025

Miyaan Dagxumo ku dhaafsan karaa
Asma Ibraahin

Akhrinta Qur’aanka waa nolol, barako, iyo hanuun. Maalin kasta waqti u samee si aad u akhrido ugana faa’iidaysato nolosh...
05/03/2025

Akhrinta Qur’aanka waa nolol, barako, iyo hanuun. Maalin kasta waqti u samee si aad u akhrido ugana faa’iidaysato noloshaada aduun iyo aakhiraba.

10 Faa’iido oo Aad Ka Helayso Akhrinta Qur’aanka Kariimka Ah

Akhrinta Qur’aanka Kariimka ah waa mid leh ajar badan iyo faa’iidooyin aan la soo koobi karin. Halkan waxaan kugu soo gudbinaynaa 10 faa’iido oo muhiim ah:
1. Ajarka iyo Abaalmarinta Alle – Qof kasta oo Qur’aanka akhriya wuxuu helayaa ajar badan, xitaa haddii uu hal xaraf akhriyo. Nabigeenna (SCW) wuxuu yiri: “Qof kasta oo Qur’aanka akhriya, xaraf kasta oo uu akhriyo wuxuu helayaa ajar toban jibaaran.” (Tirmidi)

2. Xiriir Toos ah oo aad la yeelato Alle – Qur’aanka waa hadalkii Alle, markaad akhrinayso, waxaad si toos ah ugu xidhan tahay Rabbigaaga.

3. Noloshaada oo Barako Yeelanaysa – Qur’aanka wuxuu xambaarsan yahay barako iyo khayr fara badan, wuxuuna xasilinayaa nolosha qofka.

4. Qalbiga oo Xasiloonaada – Qur’aanka akhrintiisu waxay keentaa degenaansho iyo xasillooni nafsi ah. Alle wuxuu yiri: “Xusuusta Alle (Qur’aanka) qalbiyada ayey dejisaa.” (Surat Ar-Ra’d: 28)

5. Dembiyada oo la dhaafo – Qur’aanka akhrintiisa iyo ku camalfalkiisu waxay sabab u noqotaa in dembiyada laga dhaafo.

6. Shafaacada Maalinta Qiyaame – Nabigeenna (SCW) wuxuu yiri: “Quraanku wuxuu noqon doonaa shafeeca Maalinta Qiyaame.” (Muslim)

7. Aqoontaada Diiniga ah oo Kordhaysa – Qur’aanka akhrintiisu waxay kuu sahleysaa fahamka diinta Islaamka iyo xigmadda nolosha.

8. Dhibaatada iyo Walbahaarka oo Laga Bixiyo – Qur’aanka wuxuu leeyahay awood uu ku daweeyo xanuunnada qalbiga sida murugada iyo walbahaarka.

9. Jannada oo Albaabada looga Furo – Qofka Qur’aanka akhriya, camalkana la yimaada, wuxuu ka mid noqonayaa dadka Jannada ugu sarreeya.

10. Sharafka iyo Maqaamkaaga oo Sare u Kaca – Qur’aanka akhrintiisu waxay kordhisaa sharaftaada adduun iyo aakhiraba. Nabigu (SCW) wuxuu yiri: “Dadka ugu kheyrka badan waa kuwa Qur’aanka barta oo dadka bara.” (Bukhaari)

Gabagabo
Akhrinta Qur’aanka waa nolol, barako, iyo hanuun. Maalin kasta waqti u samee si aad u akhrido ugana faa’iidaysato noloshaada aduun iyo aakhiraba.

’aan ’iido

Bismillah. Sanado badan kadib waxa maanta inoo hirgalay inaan shaacino Halside  Waa Madal Warbaahineed Oo Ujeeddadeedu T...
02/01/2025

Bismillah.

Sanado badan kadib waxa maanta inoo hirgalay inaan shaacino Halside Waa Madal Warbaahineed Oo Ujeeddadeedu Tahay Soo Gudbinta Barmaamujyo Xiiso Leh Oo Ka Hadlaya Arrimaha Bulshada, Ganacsiga, Teknoolojiyada, Madadaalo, Iyo Waxyaaha Saameyn Ku Leh Bulshada. Waxa Loo Sameeyay In Lagu Wacyigeliyo, Lagu Kobciyo Aqoonta, Lana Dhiirrigeliyo Isbeddel Togan

youtube : https://www.youtube.com/
instagram : https://www.instagram.com/halsidepodcast/
facebook : https://www.facebook.com/halsdie

بسم الله نبدأ.

Halside Waa Madal Warbaahineed Oo Ujeeddadeedu Tahay Soo Gudbinta Barmaamujyo Xiiso Leh Oo Ka Hadlaya Arrimaha Bulshada, Ganacsiga, Teknoolojiyada, Madadaalo, Iyo Waxyaaha Saameyn Ku Leh Bulshada. Waxa Loo Sameeyay In Lagu Wacyigeliyo, Lagu Kobciyo Aqoonta, Lana Dhiirrigeliyo Isbeddel Togan
youtube : https://www.youtube.com/
instagram : https://www.instagram.com/halsidepodcast/
facebook : https://www.facebook.com/halsdie

𝐒𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝 𝐖𝐚𝐜𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 - 𝟐𝟎𝟐𝟓Wakhtiga Tagayow Salaama Xiliga Hada Taaganiyo Nolosha timiyeey Badhaadho Dhamaan Asxaab...
31/12/2024

𝐒𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝 𝐖𝐚𝐜𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 - 𝟐𝟎𝟐𝟓

Wakhtiga Tagayow Salaama
Xiliga Hada Taaganiyo Nolosha timiyeey Badhaadho
Dhamaan Asxaabta Waxaan Idinku Hambalyaynaya Curashada Sannadka cusub ee 2025-ka. Barwaaqo & Horumar Rabbi haynooga Yeelo Sannadkani cusub ee curanaya .

19/12/2024

Available 🎉
Online booking system waa hab casri ah oo lagu maareeyo ballamada, dalabka adeegyada, iyo lacag-bixinta iyada oo loo marayo Nidaam casriya ama system
Nidaamkan waxa uu kaalin weyn ka qaatay fududeynta habsami u socodka adeegyada ganacsiga, isagoo beddelay hababkii h**e ee waqti badan qaadan jiray
Super technology solution waxa ay idiin diyaarisay Nidaamyo kaa saacidaya Habsami u socodka howlahaga ganacsi
𝗙𝗮𝗱𝗹𝗮𝗻 𝗡𝗮𝗴𝗮𝗹𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝗶𝗱𝗵𝗶𝗶𝗱𝗵:
https://wa.me//+252638313219

Talada Mudane Faysal Ali Hussien ( Faysal Cali warabe) ha la dhagaysto Oo Arintaa Meel adag Halogo Soo wada Jeesto Oo Ha...
19/12/2024

Talada Mudane Faysal Ali Hussien ( Faysal Cali warabe) ha la dhagaysto Oo Arintaa Meel adag Halogo Soo wada Jeesto Oo Hala Dardar galiyo Qaran Qoys iyo Shaqsiba

20/11/2024

Madaxweynaha js Dr.Cabdiraxmaan Cirro iyo sarakiil ka tirsan ciidanka qaran.

Nabad ku Code.
13/11/2024

Nabad ku Code.

Address

Hargeisa

Telephone

+252634234825

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khadar Iid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Khadar Iid:

Share