Cabdiraxman saciid

Cabdiraxman saciid Iimaan

13/11/2022

اعلموا أنما الحياة الدنيا لعب ولهو
من روائع الشيخ عبد الرشيد صوفي

12/11/2022
30/10/2022

Ergayga Geeska Afrika ee dalka Finland Xil. Suldaan Said Ahmed ayaa la kulmay Wasiirka diinta iyo Awqaafta Soomaaliya Sh...
06/10/2022

Ergayga Geeska Afrika ee dalka Finland Xil. Suldaan Said Ahmed ayaa la kulmay Wasiirka diinta iyo Awqaafta Soomaaliya Sh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur.

Ergayga ayaa yidhi; :Waxaan ka wada hadalnay sidii looga wada shaqeyn lahaa la dagaalanka fikirka xagjirnimada ah iyo in diinta islaamku tahay mid naxariis iyo wanaag ah"

Dhawr Askari ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen caawa magaalada Laascaanood kadib markii waxyaabaha Qarxa lagu tuuray ...
05/10/2022

Dhawr Askari ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen caawa magaalada Laascaanood kadib markii waxyaabaha Qarxa lagu tuuray goob ay joogeen.

Fariin Xanuun badan Oo idiin Kaga timid  Xildhibaankeenii Qiimaha badana Ee Proffesor Mohamed Sheik Osman ( Jawaari)  😭😭...
05/10/2022

Fariin Xanuun badan Oo idiin Kaga timid Xildhibaankeenii Qiimaha badana Ee Proffesor Mohamed Sheik Osman ( Jawaari) 😭😭 😭

Magaceygu Waa Mohamed Sh.Osman (Jawaari) , Wax badan ayaan Qaranka U Sheqeeyay , Farxadiina iyo U Adeegidiina ayaa Wax Walba iiga Muhiimsanaa , Waan Jeclaa Inaan idiinla Siijoogo , 😭😭😭.......

Waxaa Laga Yaabaa inaan Ka Kaco Xanuunkaan Ama Aan Ku dhinto Waayo Dhimashada Waa Mid Qof Walba Ku Xukuman tahay in Uu Maro Allow Khaatumo Suuban.,

Waan Ogahay in geerida Xaq tahay Qof Walbane Camalkiisa Ka Horeeyo Qabriga Wehel Kale Ma leh Aan Ka aheeyn Camalkaaga Wanaagsan ,

Xanuunkan Inaan Ka Kacayo Uma Maleeyn doono , Xanuuno badan ayaan La Soo Kulmay Lkn Kan Waxaa uu iigu Muuqdaa Kaan idiinkaga tagi lahaa Qabrigana idiin Kaga Hormari lahaa

Lkn Fursad ayaan haystaa Taas Oo ah Mid aysan Cid Walba heli Karin Marka laga reebo Qof ay umaddiisa Aad I Jecel yihin Sideeyda Oo Kale Waana Hubaa inaad i jeceshihiin
furaadda Aan Qalbiga Ku riixda ayaa Ah
😭😭😭😭😭😭😭Ducadiina😭😭😭😭😭👇

Walaal Maanta Ducadaada ayaan U
baahanahay Iisoo Duceeya Waa Xildhibaankiina Oo isbitaal gudihiisa Ku jira.Aan Awoodin In Uu Idiin Soo Horfadhisto😭

👉Waa Arbaco ah Khamiis Soo galeyei Si Naxariis Ku jirto Ugu duceya Maanta ayuu Duco idiinkaga baahan yahay. Siina faafi si ay dadkale Oo tiro badan ugu Soo duceyaan.😭

Xasuusin:maanta waxay ahayd maalinta Macalinka aduunka,fadlan hadaba halkan yaad ka xuseysaa oo inaad ilaaweyn waligaa,h...
05/10/2022

Xasuusin:maanta waxay ahayd maalinta Macalinka aduunka,fadlan hadaba halkan yaad ka xuseysaa oo inaad ilaaweyn waligaa,hal iyo labbo soo qabo macalimiintaadii una mahadceli, hadii uu geeriyoodayna u ducee.

Qiimaha uu macalinku leeyahay qof kastaa waa ka dheregsan yahay, Macalinku wuxu ku dhawaaday inuu noqdo Rasuul.


.

Sawirada Garoonka Diyaaradaha Boosaaso 📷Nadar Garaase
05/10/2022

Sawirada Garoonka Diyaaradaha Boosaaso

📷Nadar Garaase

Address

Jaama Saed@gmail. Com
Hargeisa

Telephone

+252634569334

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdiraxman saciid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share