Amin Cade

Amin Cade comendy

09/10/2022

Hargeisa hore|2001

Laba nin oo waalwaalan ayaa la keenay cisbitaalka waallida, baadhitaan ayaa u socday, si xaaladdooda loo ogaado. Habeenn...
22/01/2022

Laba nin oo waalwaalan ayaa la keenay cisbitaalka waallida, baadhitaan ayaa u socday, si xaaladdooda loo ogaado. Habeennimadii ayay baxsadeen. Dhismaha ayay dhakada uga baxeen. Dhisme kale oo ka go'an ayay rabaan inay uga tallaabaan, markaa waa in ay boodaan.
Mid baa markiiba booday oo xagga kale u tallaabay. Kii kale ayaa cabsaday oo yidhi, "niyow inaan dhacaan ka baqayaa oo ma boodayo." Kii kale ayaa xal keenay, si saaxiibkii uu u badbaadiyo. Toosh uu jeebadda ku sitay ayuu la soo baxay. Inta uu shiday ayuu yidhi, "saaxiib anaa kuugu iftiiminayee, ilayska uun soo dul carar oo kaga soo tallow anaa sidaa kuugu hayne."
Kii kale ayaa qoslay oo yidhi, "saaxiib ma nin waalan baad ii haysataa? Waxaad rabtaa in markaan dhexda marayo aad iga bakhtiisato."
Ma garanayo wax aan ku xasuustay labadaa nin ee kala daran.

Address

Hargeisa

Telephone

+252634795933

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amin Cade posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Amin Cade:

Share