Fiiro Media

Fiiro Media SUGAANTA CASRIGA AH

Muqdsho magaalo madaxdeena  Ilahay ha xasiliyo  ๐Ÿ˜ช ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโค  our page
20/04/2024

Muqdsho magaalo madaxdeena
Ilahay ha xasiliyo ๐Ÿ˜ช ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโค

our page

REER KASTOWBA KITAABKAAGA EEGO ๐Ÿ™‹๐ŸปSiyaasigan waxa la yidhaahdaa Sheekh Muxayadiin. Waa xoghayaha Guddida Wanaag-farista i...
20/04/2024

REER KASTOWBA KITAABKAAGA EEGO ๐Ÿ™‹๐Ÿป

Siyaasigan waxa la yidhaahdaa Sheekh Muxayadiin. Waa xoghayaha Guddida Wanaag-farista iyo Xumaanteebista oo maanta Ugbad Aragsan ka hadlay.

Guddidu waa markii koowaad ee ay qof la xidhay shir jaraaโ€™id kaga hadlaan. Muxuyidiin, xoghayuhu, beel ahaan , Cabdalla Sacad. Sidoo kale waa guddoomiyaha Ururka Ceel-Sheekh ee dhalinyarta Cabdalla Sacad lagaga bixiyo jaamacadaha.

Muxayadiin olalihii doorashada 2017 Muuse Biixi ayuu u qaabbilsanaa olalaha Caydaroosh iyo Dhaboolaq oo Cabdalla Sacad d**o.

Sheekh Muxiyadiin, xoghayaha Guddida Wanaag farista iyo Xumaan reebista fannaanada ayey isku yihiin Cabdalla Sacad, yihiin Waliba Jifo Hoose.

Sheekhu waa nin dhiig leh. Inantii uu adeerkaa u ahaa ee uu bil walba qaadhaanka ka qaadayey oo baraha bulshada iyo saxaafadda lagu maagayo ayuu xejin kari waayey dabadeed guddidii oo dhan buu saxaafadda soo fadhiisiyey.

Suldaan ay isagana isku Cabdalla Sacad yihiin buu amray in uu shir jaraaโ€™id isna qabto. Isku duubnidaa wadaad, suldaan iyo fannaanba ayaa beelaha kalena looga baahan yahay walaallayaal.

Reerkiinu Sheekh Siyaasiya Ma Leeyahay ?

Shucayb Hussein โœ๏ธ

Oo miyuu xalaaleeyay subxaanallah ๐ŸคฃXasan Daahir  - Weedhsame
17/04/2024

Oo miyuu xalaaleeyay subxaanallah ๐Ÿคฃ

Xasan Daahir - Weedhsame

10/04/2024

Waa ciide ciida walalayaal

โ— Erayada maxamed mustafe

06/04/2024

Rabi bariga Hooyoyinka somaliyeed โค saar

Alle xayaha kaa qaad nacas aan habeen jirin dadkaaga intaad si uun wax ugu tari lahayd baad caytamaysaa nin wayna waad t...
05/04/2024

Alle xayaha kaa qaad nacas aan habeen jirin dadkaaga intaad si uun wax ugu tari lahayd baad caytamaysaa nin wayna waad tahay๐Ÿ˜ก

Qolyaha gaaroodi iyo qurbo joogtuna ilaahay ma aha oo risiqa ma hayaan dee

Gabadhani ciidagalle yay ka tahay ๐Ÿคฃ
02/04/2024

Gabadhani ciidagalle yay ka tahay ๐Ÿคฃ

Ku aanuu saaxiibnahay oo carabaha joogi jiraybaa igu yidhi waa qudhaanjada sucuudiga ku nool ๐Ÿ™ˆ๐Ÿ˜…๐Ÿคฃ
01/04/2024

Ku aanuu saaxiibnahay oo carabaha joogi jiraybaa igu yidhi waa qudhaanjada sucuudiga ku nool ๐Ÿ™ˆ๐Ÿ˜…๐Ÿคฃ

Su,aalxumi jawaab maleh hadaanse isku dayo waa yuusuf shaacir ๐Ÿ˜…
01/04/2024

Su,aalxumi jawaab maleh hadaanse isku dayo waa yuusuf shaacir ๐Ÿ˜…

Magacee u taqaaniin ? ๐Ÿ˜…๐ŸคฃFollow our page
30/03/2024

Magacee u taqaaniin ? ๐Ÿ˜…๐Ÿคฃ

Follow our page

28/03/2024

Somali maryoolayeey ka faa,iidaysi wacan sheeh jamiil xaliim oo ah sheekha gadhka cad ayaa kitaab akhriyay isla markaana waxa ka duubayay mid ka mid ah TV yada ugu caansan dalka ู„ุจู†ุงู† darsiga waxa uu ku dhex sheegay in ilaahay meel aanu joogin wixii meel in uu fadhiisto ama uu istaago u baahdaana kaliya uu yahay makhluuq oo ilahay uu ka maarmay meel iyo wixii la mid ah !

Waxa muuqaalkiisii daawaday yarkan oo hadaanu somali ahayn aan u maleeyay suudaani kadibna wuu ka falceliyay wuxuuna sheegay in sheekhu qaldamay ilahayna meel u joogo meeshaasina ay tahay xaga sare ama samada ! Waxaanu u daliishaday aayad qur,aan ah ู‚ูˆู„ ุงู„ู„ู‡ ุชุนุงู„ู‰: ุงู„ูŠู‡ ูŠุตุนุฏ ูƒู„ู… ุงู„ุธูŠุจ oo macna heedu yahay ilahaay xagiisa waxa la korsiiyaa hadalka kiisa wanaagsan

Waxa kale oo uu daliishaday wiilkaa dhalinyarda ahi ู‚ูˆู„ู‡ ุชุนุงู„ู‰ : ุงุฐู‚ุงู„ ุงู„ู„ู‡ ูŠุงุนูŠุณู‰ ุงู†ูŠ ู…ุชูˆููŠูƒ ูˆุฃุฑุงูุน ุงู„ูŠ oo macaneheedu yahay waxaad xustaa nabi muxamedow xiligii ilahay ku yidhi nabi ciise xagayga ayaan kuu kor yeeli !

Waxa u jawaabay sheekhan asaguna dhilin yarada ah runtiina ah nin aad u aqoon badan waxaanu hor dhigay su,aalo iyo xujooyin ay adagtahay in uu furo qof aan cilmi badan lahayni waana sida tan.

Wuxuu yidhi wiilku waxa uu xujaystay aayada sheegaysa in ilahay nabi ciise u qaaday xagiisa hadaba waxa is waydiin mudan halkee la geeyay nabi ciise sheekhu intuu isu jawaabay ayuu hadana yidhi nabi ciise waxa la geeyay samada labaad 2aad hadaba ma waxaad qabtaa in uu ilaahay samada 2aad joogo ? ๐Ÿ˜

Waxaanu daliishaday sheekhu nabi muxamed habeenkii al israa walmiciraaj ee dhammaan samaawaadka la geeyay in uu nabi ciise kula kulmay samada 2aad waana xadiikii iimaamul bukhaari ku soo saaray kitaabkiisa saxiixa ุตุญูŠุญ ุงู„ุจุฎุงุฑูŠ waxaan u jeedaa xadiisu israa walmiciraaj hadaba su,aashu waxa ay tahay buuyidhi ma nabiga ayaa sheegay in uu ilaahay iyo nabi ciise kuwada arkay samada labaad ุฃุนูˆุฐุจุงู„ู„ู‡ !!

Waxaanu sheegay in ay samada labaad ka hoosayso samada saddexaad oo ay ku noolyihiin makhluuqaad ay ka mid yihiin xuurulciinta iyo dadka ahlujanaha ah waxaanu su,aal galiyay sidee ilahay uga hooseeyaa cagaha xuurulciinta ama dumarka jana iyo dadka janada ku jira !! ilahay markaad sidan ku tilmaantay ma cayday mise waad amaantay ? ๐Ÿ˜

Sheekhu waxa uu soo qaatay aayada uu ilahay ku yidhi asaga oo ka sheekaynaya nabi ibraahiimูŠู‚ูˆู„ ุงู„ู„ู‡ ุฌู„ ู…ุฌุฏู‡: ุงู†ูŠ ุฐุงู‡ุจ ุงู„ู‰ ุฑุจูŠ ุณูŠู‡ุฏูŠู†
Oo uu macnaheedu yahay nabi ibraam ayaa yidhi rabigay ayaan u tagayaa si uu ii hanuuniyo kadibna nabi ibraahiim waxa uu tagay wadanka falastiin ูู„ุณุทูŠู† waxaanu su,aalay sheekhu yarkii ma waxaad leedahay ilahayba falastiin joogay waagaa ? ๐Ÿ˜

Mida kale ilahay samaawaadka in la laabay ama duuduubayo yawmal qiyaamaha ayuu sheegaye ilaahay in aanu ku dhex jirin samada miyaanad ka fahmin? miyaase lagu duuduuyaa asaga oo ku dhex jira ? yaase duuduubaya ileen waadigan nayidhi ilaahaybaa samada lagu duuduubaye ๐Ÿ˜ช ุณุจุญุงู† ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุนุธูŠู…

Hadaba waxaan ummada somaliyeed uga tigayaa raga magacyada iyo muuqaalada culimada uga eeg ee magacyadan leh

โ—1: Salafiyo
โ—2: ictisaam
โ—3: ikhwaanul muslimiin
โ—4: wahaabiyo jadiidiyo i.w.m

โ—‹ ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… :โ™ค

Askariga naftiisa iyo tii ehelkiisaba u huray shacabka iyo wasiirka tuuga ah ee xoolaha shacabka xaya midkee mudan in uu...
22/03/2024

Askariga naftiisa iyo tii ehelkiisaba u huray shacabka iyo wasiirka tuuga ah ee xoolaha shacabka xaya midkee mudan in uu hilib ku af,furo follow our page

Jawaabtu waa xagiina Rammadaan kariim
13/03/2024

Jawaabtu waa xagiina Rammadaan kariim

Qofka ramaadta alaabtan istimaala soo qabo subxaanallah ๐Ÿ˜…๐Ÿคฃ
10/03/2024

Qofka ramaadta alaabtan istimaala soo qabo subxaanallah ๐Ÿ˜…๐Ÿคฃ

Jimce mabaarig CIIDAGALLOW Nafar bahdaylo ah iyo mid yoonis ah ๐Ÿ˜…๐ŸคฃMaqaaxid soo   gareeya
07/03/2024

Jimce mabaarig CIIDAGALLOW Nafar bahdaylo ah iyo mid yoonis ah ๐Ÿ˜…๐Ÿคฃ

Maqaaxid soo gareeya

26/02/2024

Abwaan Axmed cadami oo iyo jawaabtii 2AAD oo ku socota Abwaan Abees

Ciidagallow ma koobkiiniibaa ๐Ÿ˜…๐Ÿคฃ๐Ÿ˜‚
19/02/2024

Ciidagallow ma koobkiiniibaa ๐Ÿ˜…๐Ÿคฃ๐Ÿ˜‚

Malinka ilmaha sidan u dillay maxaad ku xukumi layd ?
16/02/2024

Malinka ilmaha sidan u dillay maxaad ku xukumi layd ?

Somali girls vs maroco girls bal kala dooro adigu1: Somali ๐Ÿฅฐ2: maroco โค
28/01/2024

Somali girls vs maroco girls bal kala dooro adigu

1: Somali ๐Ÿฅฐ
2: maroco โค

Intaanad maroco qabab mid u codee faaraxow1: Somalia2: maroco
16/01/2024

Intaanad maroco qabab mid u codee faaraxow

1: Somalia
2: maroco

13/01/2024

ุงู„ุญู…ุฏ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ู‰ ู†ุนู…ุช ุงู„ุงูŠู…ุงู† ูˆุงู„ุงุณู„ุงู…
ุฃู…ูŠู† ูŠุงุฑุจ ๐Ÿคฒ

Cargeedkaa waa ruuxa garta
13/01/2024

Cargeedkaa waa ruuxa garta

Siinleey iyo hubkii cuslaa
10/01/2024

Siinleey iyo hubkii cuslaa

Xaalka somaliland waa sidan shacabow naga raali ahaada ๐Ÿคฃ
08/01/2024

Xaalka somaliland waa sidan shacabow naga raali ahaada ๐Ÿคฃ

Geedka magiciisa iyo waxa faa,iido ah oo uu leeyahay ayaa la iska rabaa guul somali meel walba oo ay joogaan
08/01/2024

Geedka magiciisa iyo waxa faa,iido ah oo uu leeyahay ayaa la iska rabaa guul somali meel walba oo ay joogaan

Waxan magiciisa ayaa la iska rabaa ?Fiiro Media  follow dheh dee ๐Ÿฅฐ
03/01/2024

Waxan magiciisa ayaa la iska rabaa ?

Fiiro Media follow dheh dee ๐Ÿฅฐ

26/12/2023

Idoor wagaashiyo kufriga wacad alla u yaal
Zayid maxamed๐Ÿคญ๐Ÿคฃ

Address

M. Mooge
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fiiro Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Nearby media companies


Other Media/News Companies in Hargeisa

Show All

You may also like