Naema yousuf

Naema yousuf Bartani waa page kayga rasmiga ah Ka hel warar sugan

Ramla Ali ayaa maanta Soomaaliya ku meteli doonta Ramla ali ayaa maanta ciyaaraha Feedhka ee Tokyo 2020 Ramla rabi haku ...
26/07/2021

Ramla Ali ayaa maanta Soomaaliya ku meteli doonta Ramla ali ayaa maanta ciyaaraha Feedhka ee Tokyo 2020

Ramla rabi haku guuleeyo 💙

Barbara horumarka takada 💫
24/06/2021

Barbara horumarka takada 💫

Hadalada Masuuliyiinta ee shirka Horumarinta Beeraha Somaliland
23/06/2021

Hadalada Masuuliyiinta ee shirka Horumarinta Beeraha Somaliland

  :ku dhawaad 40,000-kun oo arday ayaa maanta si rasmi ah ugu fadhiistay imtaxaanaadka shahaadiga ah ee  fasallada afraa...
19/06/2021

:ku dhawaad 40,000-kun oo arday ayaa maanta si rasmi ah ugu fadhiistay imtaxaanaadka shahaadiga ah ee fasallada afraad dugsiga sare iyo sideedaad dugsiga hoose dhexe

13/06/2021

Madaxweynaha Somaliland MMuuse Biixi Cabdi ayaa kulan Hambalyo ah la qaatay Maayarkii H**e ee Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco iyo Murrashax Cabdikariin Axmed Mooge waxaanu madaxweynuhu ugu hambalyeeyey siday iskugu tanaasuleen.

Xigasho : Telefishanka Qaranka Somaliland

Dawladda kenya aYaa 14 maalmood u qabatay Ha,Yada Qaramad midoobey u qaabilsan arrimaha Qaxootiga ee UNHCR si aYa ula ti...
24/03/2021

Dawladda kenya aYaa 14 maalmood u qabatay Ha,Yada Qaramad midoobey u qaabilsan arrimaha Qaxootiga ee UNHCR si aYa ula timaaddo qorshe lagu xidh xidhayo Xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab iYo kaakuuma ,Sida lagu shaaciyay qoraal lasoo dhigay barta Facebook ee wasaaradda arrmaha gudaha kenya 🇰🇪

Kenya waxay sidoo kale sheegtay in qorshaha xidhitaanka xeryahan aanan wax wada hadal oo kale laga yeelan doonin

BBC

24/03/2021

Maxkamadda Hargeysa Ayaan xukun 10 ilaa 13 sanno ah ku riday 13 eedaysane oo ah rag Kuwaas oo laga helay Fal dembiyeed ah inay ahaayeen kuwa leh dhaqankii Quwmu Luud ka(rag is qaba )

Diyaargarwga so dhawayenta Abdirashid janan oo kaso goostay jubland kaddib marki uu heshiis la galay Dawladda federaalka...
24/03/2021

Diyaargarwga so dhawayenta Abdirashid janan oo kaso goostay jubland kaddib marki uu heshiis la galay Dawladda federaalka ah ayaa ka socota Beledxawo

Cabdi Qadir maxamed jamac Waa farsamo yaqaan Hindisay Laydhka Baabuurta kala haga OO ku shaqaynay Tamarta Cadceeda wuxu ...
22/03/2021

Cabdi Qadir maxamed jamac Waa farsamo yaqaan Hindisay Laydhka Baabuurta kala haga OO ku shaqaynay Tamarta Cadceeda wuxu ku nool Yahay magaalada Laascaanood h**e wuxu u sameeyay Qalabka Lagu badelo Ciyaartoda oo gooronada lagu isticmaalay

Sido kle wuxu sameeyaa boodhadhka lo yaqaan 3D oo qimo jaban bilcina so kordhinyo

Fadlan sher ku dhiiri Gali Farsamo yaqaanka

Alle hawu naxarsitee agaasimihii h**e ee wasaaradda arimaha gudaha Somaliland Cabdi Ahmed nuur (Gurey) ayaa ku geeriyood...
22/03/2021

Alle hawu naxarsitee agaasimihii h**e ee wasaaradda arimaha gudaha Somaliland Cabdi Ahmed nuur (Gurey) ayaa ku geeriyooday Magaalada Hargeysa

Hobolkii caanka ahaa ee Abdiqabojiye OO uu haleelay fayrska covid 19 ayaa sheegya in lo xiiraye timaha oo dhakhatiirta l...
21/03/2021

Hobolkii caanka ahaa ee Abdiqabojiye OO uu haleelay fayrska covid 19 ayaa sheegya in lo xiiraye timaha oo dhakhatiirta la tacaalaysa usheegeen in uu u diyaar garoobo dhimasho ayna tahay sacaadi u dambaysay ee noloshiisa

Muuqaal kooban oo iska so duubay isaga oo neeftu ku dhegantahay oo ashahaadanya ayuu dadka soomaaliyeed ka dalbaday inay uso duceeyaan

Wasaaradda dhalinyarada Somaliland Ayaa maanta ka laabatay Ganaaxa ay h**e u Saartay Xulalka gobollada Togdheer iyo hawd...
21/03/2021

Wasaaradda dhalinyarada Somaliland Ayaa maanta ka laabatay Ganaaxa ay h**e u Saartay Xulalka gobollada Togdheer iyo hawd ,

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naema yousuf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share