Farhan Media

Farhan Media "Kala soco Warar Sugan & muuqaallo qurux badan dhacdooyin xiiso leh oo aad ka heli doonto boggan!"

Madaxweyne Cirro: “Reer Sool dad kala maarma ma nihin, waan is wada dhalnay, xidid iyo xigto baan nahay”Madaxweynaha Som...
20/09/2026

Madaxweyne Cirro: “Reer Sool dad kala maarma ma nihin, waan is wada dhalnay, xidid iyo xigto baan nahay”

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in reer Sool iyo reer Somaliland ay yihiin dad xidid iyo xigto ah, isagoo xusay guddiyada nabadda ee uu isagu iyo Firdhiye kala magacaabeen.

Cirro: “Anigu Guddi-nabadeed ayaan sameeyey, isna (Firdhiye) guddi ayuu sameeyey. Waxa aan rajaynayaa in guddiyada nabaddu is helaan.” :::

20/09/2026

“Wali Dagaalkani Muu Dhammaan”

“Madaxweynuhu Sidhigii Magacii wuu ka beddelay, 23-ka bisha Xarunta UN-ka ayuu ku hor afuufayaa Sidhigii Aqoonsiga.” Was...
20/09/2026

“Madaxweynuhu Sidhigii Magacii wuu ka beddelay, 23-ka bisha Xarunta UN-ka ayuu ku hor afuufayaa Sidhigii Aqoonsiga.”

Wasiirka Madaxtooyada JSL Khadar looge

20/09/2026

Qaranka Reer Awdal ayaa Hogaaminaya Fanaanka Mursal Muuse oo Madaxweyne Cirro u qaaday Hees Cajiiba

20/09/2026

Guddoomiye Faratoon oo Fadhiga Looga Kacay Markii uu Hortiisa Istaagay Jaaliyadda Reer Somaliland ee Maraykanka

19/09/2026

Goobta loo diyaariyey kulanka Madaxweyne Cirro iyo Jaaliyadda Somaliland ee Maraykanka oo caawa si weyn loo qurxiyey.

19/09/2026

Somaliland & Maraykankii

“Heesi waa laxan. Erayadu si kasta oo ay u wanaagsan yihiin, haddii ay laxan waayaan, sidaa ayay ku dhimatay. Wax kasta ...
19/09/2026

“Heesi waa laxan. Erayadu si kasta oo ay u wanaagsan yihiin, haddii ay laxan waayaan, sidaa ayay ku dhimatay. Wax kasta haddii aad samayso…” — Abwaan Weedhsame.

Maxamed BK oo shacabka la wadaagay hadalkaa Abwaan Weedhsame, ayaa u muuqda inuu jawaab ka bixinayo hadal h**e oo uu Weedhsame jeediyay.

“ Sidaad iigu soo luggayn jirtay markaad buraanburka iga doonayso, ee aan aniguna kuu siin jiray, Waxba iskama bedelayaa...
19/09/2026

“ Sidaad iigu soo luggayn jirtay markaad buraanburka iga doonayso, ee aan aniguna kuu siin jiray,

Waxba iskama bedelayaane, aad ha u fogaan Maxamedoow. “ Abwaan Weedhsame

19/09/2026

Waa Mid ka mid ah Ardayda ka Qalin-jabisay Jaamacadaha Somaliland oo Xaflad Weyn Banaanka ku Qabsaday

Address

Hargeisa Road One
Hargeisa

Telephone

+252634167934

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Farhan Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share