Inner Arrow - Falaadh

Inner Arrow - Falaadh Soo dhawaada walaalayaal.

Gabadhaan ayaa tiri= Ninka haduu xaas qawo xaas labaad wuu ka daba keeni karaa wuuna la guursan karaa"sababaha uu ula gu...
10/09/2025

Gabadhaan ayaa tiri= Ninka haduu xaas qawo xaas labaad wuu ka daba keeni karaa wuuna la guursan karaa"sababaha uu ula guur San karo waxaa kamid ah"marka koowaad diinta ayaa ubaneeysey" marka labaad Ninkeyga haduu inagu filanyahay xag dhaqaale iyo xag nolol ahaanba aniga iyo ubadkaan udhaley" oo uu damco inuu Gabar kale iga daba keeno uu guur sado uuna igala tashado uu san iga qarin" anigaaba Aroos kiisa la qaban-qaabin lahaa oo u guurin lahaa" waayo meesha waxaa imaanaayo ubad " ubadkaan dhaley iyo ubadka gabadhaas kale eey udhasho weey walaaloobaayaan oo firkiisa iyo firkeeyga baa badanaayo "waxaa laga yabaa muddo dheer in lagu abtirsado caruur teeyda iyo caruurta eey gabadha kale udhasheyba fikirkaas baana aaminsanahay aniga"

Maku saxan tahay fikir'keeda mise -?bal fikirkaada Nala wadaag MUDANE- iyo MARWO

Fadlan hadaad nagu cusub tahay fallow na Soo dheh hadaad horey noola joogteyna mahadsanid πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ™πŸ»πŸ«‚βœ…πŸ‡ΈπŸ‡΄

09/09/2025

Habeen Wanaagsan

Falastiin uma baahna in kor laga daawado.

Xubna katirsan Qoyska Sayidcali Macalim taauud oon ismaqalnay Ayaa iisheegay in Laqorshaynayo Sayidcali Gabar loo Aroosi...
24/08/2025

Xubna katirsan Qoyska Sayidcali Macalim taauud oon ismaqalnay Ayaa iisheegay in Laqorshaynayo Sayidcali Gabar loo Aroosiyo Marka uu wiil udhasho Latooganayo maadaama aysan aduunka wax ilma ah ujoogin

Shacabka Somaliland ayaa tabaya mudanayaashii Golaha wakiilada, Xisbiyadaa mucaaridka iyo Culimadii diinta.Dhamaantood w...
09/08/2025

Shacabka Somaliland ayaa tabaya mudanayaashii Golaha wakiilada, Xisbiyadaa mucaaridka iyo Culimadii diinta.

Dhamaantood wax war ah laga ma hayo marka laga reebo Xisbiga KAAH oo shalay baaq qoraal ah arinkan ka soo saaray.

Mudaharaadka bari magaaladee kaga qayb galysaa.Me: Hargeisa
09/08/2025

Mudaharaadka bari magaaladee kaga qayb galysaa.

Me: Hargeisa

Address

Eastleigh
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Inner Arrow - Falaadh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share