Waanada Diinta

Waanada Diinta Faafi Wanaaga iyo Waanada Diinta
Ku soo biir page ka Walal Follow Dheh

23/02/2022

TAFSIIRKA SUURATUL AL FATIXA
||SH MAXAMED SH CUMAR DIRIR.||

La Sii Wadaag Asxaabtada Walal Si ay uga Faaiideystan

12/02/2022

Dulmiga

20/01/2022

3 da Qof ee ugu horeya Aakhiro Naarta Lagu Tuuri doono. 😭 Wanacudu Billah || Sh Xussen Cali jabuuti ||

10/08/2020

SADAQADA SEDKEEDA.
1:- Waxay ilaalisaa geerixun iyo meel xun.
2:-waxaa lagu shaafaa dunuubta.
3:-waxay bakhtiisaa ama damisaa cadhada alle
4:-waxay barakaysaa maalka iyo risiqa.
5:-ilaahaybaa u, daba marinaya deeq dii uu bixiyey.
6:-ilaahay wuu ulaban laabayaa ,wuuna ukobcinayaa waxa uu haysto.

21/07/2020

. MUHIIM .AH MUSTAFE XAJI ISMACIl

U SII ..GAREE WALALKA..

19/04/2020
Fadlan Aqri Oo sii 2 Daqiiqo BarakallhGeerida  waa xaq  naf walba wa go i Ruuxda marka lagaa qaadayo malaa'ig ,40" gaara...
30/03/2020

Fadlan Aqri Oo sii 2 Daqiiqo Barakallh
Geerida waa xaq naf walba wa go i

Ruuxda marka lagaa qaadayo malaa'ig ,40" gaarayso ayaa laguu soo diraa ku waa Oo lugaha ka soo bilaabaya soo saarista ruuxdaada, ayagoo marka ay marayaan xubin ay joojinayaa

Halkaa waxaa ka dhaceyso in xubinba xubinta ku xigto macsalaameyneyso ilaa laga soo gaaro kalxamaha.dhuunta.

Samada ayaa waxaa ka soo dageyso malaa'ig Wejiyadooda sida qorrxda Oo kale U ifaaya
Waxeey wadaan kafan eey jannada kala yimaadeen iyo cadar.jannada yaalay.

Malaa,igtaas waxeey U soo degeysaa Si ay qalbigaaga U dajiyaan Oo xasilooni U dareento maadaama daar aad ka guureyso mid kalena U socoto waxeey ku Oronyaan ha baqan.

Waxaa islamarkiiba imaanya Malakul-mowt isagoo dhoola cadeeynayo Suurad tan ugu qurux badan , waxaa uu kaa fadhiisanaa madaxaaga aktiisameel wax yar u jirto isagoo ruuxdaada ku Oranyo.
("يا أيتها النفس المطمئنة إرجعي الي ربك راضية
مرضية)
Ruux yahay wanaagsan U soo bax alla dambi dhaaf badan raali ahaansha badan
Rabbi raali kaa ah Oo aan kuu careysneyn.

Ruuxdaada intaa markey maqasho waxeey jasadka kaga soo baxdaa sida xabad tin ah marka cajiin ku dhacdo sida looga saaro oo kale.

Malaa, igtii naxariista Ee meel halkaa fadhisay ayaa ruuxdaada la Carareyso ayadoo ku
duubeyso karfantii janada laga keenay cadar dusha laga mariyay.

Waxaas markeey dhacayaan waad dareemeysa laftigaadu Waxaa lagu korsiina Samooyiinka todobada ah ayadoo caraftaada samada ilaa arlada buuxineyso.

Samada ayeey mala,igtii ku siday garaacayaan, waxeey Oranayaan qofkaan waa hebel ina hebal yaa ka wanaagsan magac aduunka kaad ugu jecleed ayaa lagugu yeeraa waadna maqleysaa.

Allaah waa kii aduunka kugu karaameey Oo kugu naxariistay maxaad u maleeyneysa qiyaamaha Marka lagu geeyo Samada todobaad , Allaah ayaa malaa,igtiisa ku Oranya ((Adoonkeeyga/adoonteyda waan ka raali noqday Ee magaciisa ku qora kitaabka la yirahdo عليينCiliyiin)).!!

"Ciliyiin" Waa kitaab lagu qoro magacyda dadka ehlu janaha ah.
:.اللهم إجعلنا منهم ومن يكتب أسماءهم كتاب عليون"

"Duco mustaajabo ah, inshllh

`Khaatumada allaah noo hagaajiyo
°Karaamadan Oo kale allaah ha noo kaso
`Kuwii ku waano qaato allaah ha naga dhigo.

Markaad dhameyso aqriska waxaad qortaa magaca weeyn Ee "Allaah akbar اكبرالله"

Ka dibna share dheh la wadaag walalaha kale Ee muslimiinta ah.

Waa codsi ma aha amar Hadduu ku soo gaaro kheyrkaan Allaah dartiis u Share garee
kheyr

22/03/2020

SUBXAANALLAAH WALXAMDULILLAAH WALAAILAAHA ILLALLAAH WALLAAHU AKBAR

22/03/2020

ALLE WAA DHAARTAY.
alle waa dhaartay ,balana waa qaaday naftiisa,
inaga waxaa laynaga rabaa camal,
Rasuulkuصلى الله عليه وسلم waxa uu yidhi xadiithal qudsi ilaahay uu kawarinayo,alle waxa uu yidhi cizadaydaan kudhaartay iyo wayninkeyga waan udambi dhaafayaa dadku inta ay dambi dhaaf iwaydiisanayaan .
XAAKIM AYAA WARIYEY
XAAFIDKA IBNU XAJAR AYAA XASAN KADHIGAY ,ALBAANINA WAA KUWAAFAQAY .
istiqfaarta aan badsano inshaa allaah

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waanada Diinta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category