Ururka Jimciyatul-Axbaab

Ururka Jimciyatul-Axbaab Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ururka Jimciyatul-Axbaab, TV Channel, Road 1, Hargeisa.

Kala⤵️Soco Bogga,Rasmiga-ah,ee Ururka Jimciyatul-Axbaab Soo Gudbinta.arrimaha Bulshada.Iyo diinta.Islaamka🌏_________________________________________ Wixii Faahfaahina Kala Xidhiidh ,kan Hoose

Kulan.Qiimo Badan iyo Habeen Dembe insha.AllahFiiro:Gaara Kulankani Wuxuu Gaar.uyahay Ururka Jimciyatul-Axbaab oo Kaliya
18/09/2025

Kulan.Qiimo Badan iyo Habeen Dembe insha.Allah

Fiiro:Gaara Kulankani Wuxuu Gaar.uyahay Ururka Jimciyatul-Axbaab oo Kaliya

Bahwaynta Ururka Jimciyatul-Axbaab oo isku duubani Waxay Duco Kusagootinayaan Noura Ali  oo Safar,ugu Ambabaxday Dalka,M...
18/09/2025

Bahwaynta Ururka Jimciyatul-Axbaab oo isku duubani Waxay Duco Kusagootinayaan Noura Ali oo Safar,ugu Ambabaxday Dalka,Masar

Nuura Ali Waxay Kamid ahayd Guddigii Muddada dheer usoo shaqeeyay Ururka Jimciyatul-Axbaab Waa Qof.Qiimo iyo Ku Sifaysan.Wanaag Badan Waxaa lagu xasuusan.doonaa Dulqaad Daganaan Dadaal iyo Daacadnimo
Marlabaad Anagoo isku duuban ,Nuura Waxaanu Leenahay Walaal isarag.Demboo xiisoleh insha,Allaah

Barri Khudbadda JUMCAHA iyo Masjidka   ee Xaafadda ,,Shiraaqle||◇Sheekh-Yaasiin Alkurdi تحقيق صلة المؤمن بنبيه صلى الله ...
11/09/2025

Barri Khudbadda JUMCAHA iyo Masjidka ee Xaafadda ,,Shiraaqle
||◇Sheekh-Yaasiin Alkurdi

تحقيق صلة المؤمن بنبيه صلى الله عليه وآله وسلم

04/09/2025

Dadaal.iyo isku Duubni insha Allaah dhamaan Bahwaynta Ururka Jimciyatul-Axbaab

Hambalyo dhamaan Shucuubta islaamka ee Dacalada Aduunka:  Xuska Dhalashada Nabi-Muxamed,ﷺCaalamul.islaam Maanta Waxay u ...
04/09/2025

Hambalyo dhamaan Shucuubta islaamka ee Dacalada Aduunka: Xuska Dhalashada Nabi-Muxamed,ﷺ
Caalamul.islaam Maanta Waxay u ahayd Maalin Wayn ■1447-H

Ururka Jimciyatul-Axbaab

🏓OGAYSIIS🏓OGAYSIIS🏓Waxaa La ogaysiinayaa Bulshada Kudhaqan Degmada   in     ee Xaafada ina Mooge lagu Qabandoono Muxaadi...
02/09/2025

🏓OGAYSIIS🏓OGAYSIIS🏓
Waxaa La ogaysiinayaa Bulshada Kudhaqan Degmada in ee Xaafada ina Mooge lagu Qabandoono Muxaadiro WaynHabeen Dembe 3/9/2025 Bacdal Maqrih Muxadarada Waxaa lagaga Hadli doonaa Xuska dhalashada Xabiibkeeni Suubanaa

Culimada Martida u ah Masjidka







Halaga Faaidaysto insha Allaah

Ururka Jimciyatul-Axbaab

《🏓 🏓 🏓》Waxa la ogaysiinayaa Bulsho Waynta Kudhaqan Magaalada Hargeisa iyo Nawaaxigeeda in Machad Dar-Mustafa معهد دار ال...
01/09/2025

《🏓 🏓 🏓》

Waxa la ogaysiinayaa Bulsho Waynta Kudhaqan Magaalada Hargeisa iyo Nawaaxigeeda in
Machad Dar-Mustafa معهد دار المصطفى للدراسات الإسلامية واللغة العربية
uu Qaadanayo Fasallo Cusub oo Kala ah dhamaan Fasallada Kaladuwan ee Machadku Waxay Qaadanayaan Ardayda Sanad,Dugsiyeedka

Faahfaahinta Machadka iyo Duruusta uu Bixiyo kala Xidhiidh Telefoonada Shaashada Ku.Qoran

Waxaa Habeenka ١٢/٣/١٤٤٧ lagu Qabanayaa  Xuska Iyo Dabaaldaga Dhalashada Xabiibkeenii Suubanaa   oo Sanad Walba Looga Da...
31/08/2025

Waxaa Habeenka ١٢/٣/١٤٤٧ lagu Qabanayaa
Xuska Iyo Dabaaldaga Dhalashada Xabiibkeenii Suubanaa oo Sanad Walba Looga Dabaal D**o Daafaha Aduunka

Ka faaidaysi Wacan Bi.idnillaahi.Baari

Ururka Jimciyatul-Axbaab

 3/9/2025 Waxaa Masjid Jaamac Al-Qadiim Hargeisa lagu Qabanayaa Munaasibadda Xuska Dhalashada Xabiibkeenii Suubanaa  Kas...
31/08/2025


3/9/2025 Waxaa Masjid Jaamac Al-Qadiim Hargeisa lagu Qabanayaa Munaasibadda Xuska Dhalashada Xabiibkeenii Suubanaa

Kasoo Qayb Gal Wanaagsan insha Allaah

Ururka Jimciyatul-Axbaab

《🏓OGAYSIIS🏓OGAYSIIS🏓》Waxaa    Hargeisa laga Bilaabayaa Kutubka Nuurul.Cuyuun oo Ka Ah Kitaab Siira ah Kafaaidaysi Wacan ...
24/08/2025

《🏓OGAYSIIS🏓OGAYSIIS🏓》

Waxaa Hargeisa laga Bilaabayaa Kutubka Nuurul.Cuyuun oo Ka Ah Kitaab Siira ah Kafaaidaysi Wacan

Goorta 10:00 AM

Ururka Jimciyatul-Axbaab

Waa Bishii uu dhashay Rasuulku,ﷺ Waa Bishii uu Aduunka usoo Baxay Ergeygii Alle inoosoo diray ee inoosiday Fariinta Rabb...
24/08/2025

Waa Bishii uu dhashay Rasuulku,ﷺ
Waa Bishii uu Aduunka usoo Baxay Ergeygii Alle inoosoo diray ee inoosiday Fariinta Rabbi ee K**a Dambaysta Ahayd Waa Isla Maalinta uu islaamku dhashay Waa isla Maalinta Lashiday Nalkii Hanuunka iyo Nuurka

Waa Maalintii Nabi-Muxamed,ﷺ Dhashay Siday Taariikhyahanadu Wariyeen Maalinta 12aad,ee Bisha 3aad ee islaamka Waa ربيع الأول Waxa Habeenkaa Damay Laambadihii Kufriga iyo Shirkiga Waxaa Damay Nalalkii ubaxaayay Sixirooleyaasha iyo Madaxyowayntii Gaalada

Nabi-Muxamed,ﷺ Waxa uu dhidibada Utaagay Manhaj.Rabbaaniya oo Aduunka Gaadhsiiyay Badbaado iyo Hanuun Cad نَذِيرًا لِّلْبَشَرِ Waxaa Badbaaday Cidkasta oo Qaadatay Hanuunkan isla Markaana Waxaa Khasaaray Kuwii Ka Madax.Adaygay Qaadashada Hanuunkan



Bishan Waxay Muslimiintu Ka Shukriyaan Nimcadaas Alle inasiiyay Waxay Xusaan oo isxasuusiyaan Amaanta Ergeygii Alle ee Hanuunka Loo Wakiishay Macalinkii Aduunkee Eebbe Kadoortay Aadmiga

Naxariis.iyo.Nabadgalyo Korkiisa Ha.ahaatee

🏓OGAYSIIS🏓OGAYSIIS🏓 Ururka Jimciyatul-Axbaab waxa uu Ogaysiinayaa Bulshoweynta Ku Dhaqan Xaafadda    in ay ka bilaabmi d...
23/08/2025

🏓OGAYSIIS🏓OGAYSIIS🏓

Ururka Jimciyatul-Axbaab waxa uu Ogaysiinayaa Bulshoweynta Ku Dhaqan Xaafadda in ay ka bilaabmi doonto Siirada Rasuulka(SCW) Masjid Xaaji ismaciil

24\8\2025
Salaada Maqrib kadib

Kafaaidaysi Wacan insha,Allaah

Address

Road 1
Hargeisa
00000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka Jimciyatul-Axbaab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ururka Jimciyatul-Axbaab:

Share

Category