Ismail Abdirashiid

Ismail Abdirashiid warbaahin

15/12/2025

Wax walba Oo Rajadiina ah Allaha idiin Rumeeyo Aamiiin aaamiin ❤️🤲

22/09/2025

Ciidamada Amaanka iyo shacabwaynaha somaliland waxaan ka Codsanayaa in Ragaas La soo qabto (abaalmarin Muhiimana waan gudoonsiinaynaa cidii soo sheegta )
Waxa Ay HooyoMaanta ka xadeen 300 garaam oo dahaba oo u dhiganta dhawr iyo sodonkun oo dolar
Waa ajaanib u soo tuugo tagay wadankeena
Fadlan waxaan ka codsanayaa dhamaan xuduudaha somaliland in la gaadhsiiyo qoraalkayga si aynu u helno ajaanibkaa wadankeena u soo tuugo tagay walaal sharegaree fadlan

+252 636644833
0634053022
0634431220





Ama whats appkaa +491792228424

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ismail Abdirashiid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share