ALL DACWA TV

ALL DACWA TV Faafinta Dacwada Diinta islaamka

11/08/2024
11/04/2024

Allah swt ku Bari Magaciisa weyn

11/04/2024

Dawada War-Warka iyo Walbahaarka

Dunida raad wanaagsan oo lagugu xasuusto kaga tag❤️
25/03/2024

Dunida raad wanaagsan oo lagugu xasuusto kaga tag❤️

01/03/2024

10 ka Calaamadood ee maalinta Qiyaame

10/02/2024

"Khasaaraha dhabta ahi maaha khasaaraha kaa hela dhanka jeebka iyo maalka, balse waa adiga oo Jannada ballaceedu leeg yahay sida cirka iyo dhulka oo kale ka waaya wax boos ah."

Zakariye Fooxaali

Maskaxda Dadka miisaanka culayskeedu waa 1200-1400grams (2kg oo rubuc la')  laakiin culayska intaas le'eg in uu madaxaag...
02/02/2024

Maskaxda Dadka miisaanka culayskeedu waa 1200-1400grams (2kg oo rubuc la') laakiin culayska intaas le'eg in uu madaxaaga kor saaranyahay marnaba ma dareentid sababtu waamaxay? Sababtu waxa weeyi Ilaahay Subxaanahuu wa tacaalaa wuxu ugu talagalay in maskaxdu dul fadhido dareerahaas sawirka kaaga muuqda kaas oo miisaanka badan ee maskaxda kaa kala yaraynaya islamarkaana kuu suuragalinaya in aad dareentid culays dhan 50gram oo keliya. Hadaba kolka qofku uu sujuudayo, marna kor u toosayo, marna sujuudayo dareerahani wuxu bilaabaa in uu maskaxda qaboojiyo isaga oo marka aad sujuudidna kor u gororaya oo maskaxda dul maraya marka aad kor u toostidna hoos u gororaya, waana sababta markasta oo aad tukatid kadib aad u dareentid nafis iyo degenaan

XIGASHO: Dr Zakir Naik ❤👀

02/02/2024

Qiimaha Ducada Waalidka

02/02/2024

Waa maalin Jimce ah fadlan NABIGA KU SALI (NNKH)

24/11/2023

" Dhiig Muslim wax lagu Faano Maaha"

09/11/2023

Wax ka Ogow Fadliga iyo Faa'iidada Akhrinta Suuratul

21/10/2023

Qiimaha Salaatul-laysha

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ALL DACWA TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share