Salaan Rashid

Salaan Rashid sports

06/06/2026

Coming Soon ....

Xoghayaha Cusub ee Xidhiidhka kubada Cagta ABDIRISAQ FAYSAL

ISHA KU HAY 👀..

12/05/2026

Semi-final

Salaan Rashid

10/05/2026

Awdal iyo Tartankii 18may

Salaan Rashid

09/05/2026

Xaaji Daahir Stadium

Salaan Rashid

DEAL DONE✅Gool-haye Sacad Caynaanshe ayaa si raami u saxeexay ku biiristiisa Goodir Policia.Burcaawiga Sacad waxa uu had...
04/05/2026

DEAL DONE✅

Gool-haye Sacad Caynaanshe ayaa si raami u saxeexay ku biiristiisa Goodir Policia.

Burcaawiga Sacad waxa uu hada diyaar u yahay difaacida boolisk hargaysa isaga laga rajaynayo in uu awood ku soo kordhiyo kooxdan caasimada waa Goodir.

ISHA KU HAY...👀

HAMBALYO Xuseen Cabdirisaq Baliile oo loo magacaabay Macalinka koobaad ee xulka Caasimada Gaalkacayo.Khibrad, Aqoon iyo ...
03/05/2026

HAMBALYO Xuseen Cabdirisaq Baliile oo loo magacaabay Macalinka koobaad ee xulka Caasimada Gaalkacayo.

Khibrad, Aqoon iyo waayo-aragnimo

XANTA SUUQA:Goolhaye Cabaas indho-yare ayaa diyaar u ah inuu la baxo kooxdiisa Goodir Policia.Cabaas waxa uu wada hadal ...
29/04/2026

XANTA SUUQA:

Goolhaye Cabaas indho-yare ayaa diyaar u ah inuu la baxo kooxdiisa Goodir Policia.

Cabaas waxa uu wada hadal dhamad ku dhow la yeeshay Caga-baruurka caasimada isaga oo diyaar u ah difaacida da'yartan KMW.

Wada hadalku waa dhamaad waxaana dhawaan la saxeexi doona ku biirista uu cabaas indho yare ku biiri doono Wiilasha Macalin siciid Verratti.

ISHA KU HAY...👀

XANTA SUUQA:Caasimada waa la isku arki doona sanadkan.Sacad Caynaanshe waa soo digo rogtay, waxa uu wada hadal dhamaaday...
27/04/2026

XANTA SUUQA:

Caasimada waa la isku arki doona sanadkan.

Sacad Caynaanshe waa soo digo rogtay, waxa uu wada hadal dhamaaday la yeeshay Goodir Policia.

Sacad oo lagu tiriya goolhayayasha ugu wanagsan dalka ayaa hada doonaya inuu hibadiisa ku muujiyo Capital leugeu ga sidoo kale oo maliyadooda difaaco Booliska Caasimada.

Goodir ayaa saacada soo socda dhamaystiri doonta saxeexa Goolhaye Caynaanshe.

Waa Goolhayihii 2aad Burcaawi ah oo suuqan u soo diga rogta dhinca caasimada.

ISHA KU HAY...👀

DEAL DONE✅
26/04/2026

DEAL DONE✅

DONE✅Waxa hada la soo bamdhigay Goolhaue Cabdiraxman Gacmo oo si rasmi ah uhu soo biiray koxsa Wasaarada Maaliyada harga...
26/04/2026

DONE✅

Waxa hada la soo bamdhigay Goolhaue Cabdiraxman Gacmo oo si rasmi ah uhu soo biiray koxsa Wasaarada Maaliyada hargaysa.

Gacmo ayaa lagu tiriya goolhayryaasha ugu wanagsan burcaawiyiinta iyo giid ahaan dalkaba.

waxa uuna hada difaaci doona Maaliyada Hargaysa.

ISHA KU HAY...👀

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Salaan Rashid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share