CAWLO TV

CAWLO TV CAWLO TV ugu kaalay barnaamijyo ku xiiso galiya oo iskugu jira Ruwaayado, Suugan kala duwan, dhiirigalin

10/10/2025

Gurigii geerida!!

Alle naxariisti jano haka warabiyo cishakuur axmed caateye oo hada hargeeysa ku geeriyooday samir iyo iimana ha ka siiyo...
05/10/2025

Alle naxariisti jano haka warabiyo cishakuur axmed caateye oo hada hargeeysa ku geeriyooday samir iyo iimana ha ka siiyo ehelkii iyo qaraabadii

ducadaada maanta waa kuu sadaqo ha dhaafin adigon u soo duceyn marxuum safwaan hilaac.Faanankan ayaa dhawaan qurbaha kas...
01/09/2025

ducadaada maanta waa kuu sadaqo ha dhaafin adigon u soo duceyn marxuum safwaan hilaac.

Faanankan ayaa dhawaan qurbaha kasoo laabtay maalmo ka hor isagoo wareysi uu bixiyay ayuu ku dareen hadlay balse cidna ma fahmin!
Walalkey safwan Alle haku naxariisto 🤲🙏.

Hal unug oo yar oo shahwada/xawada ninka ahi (s***m cell) waxa uu xanbaarsan yahay qiyaastii 1 GB oo xog DNA ah, taas oo...
18/08/2025

Hal unug oo yar oo shahwada/xawada ninka ahi (s***m cell) waxa uu xanbaarsan yahay qiyaastii 1 GB oo xog DNA ah, taas oo u dhiganta buugag iyo xog aan la soo koobi karin oo ku saabsan jirka bini’aadamka oo dhan. Haddaba marka la eego in hal malqacad shahwo ahi ka kooban tahay boqolaal milyan oo unug xawo ah, xogta ku jirta ayaa isu beddelaysa boqolaal kun oo terabytes ah, taas oo ka badan waxa ay qaadi karaan tobanaan kun oo kombiyuutarro ah ama xataa malaayiin buug. Haddii xogtan loo rogo muuqaal HD ah, waxa ay ku filnaan lahayd in la daawado sanado badan oo isku xidhan, taas oo muujinaysa sida uu Ilaahay ugu kaydiyey sirta iyo macluumaadka nolosha oo dhan walxo indhaha lagu arki karin, taasina waa caddayn awooddiisa iyo xikmaddiisa aan xadidnayn. 🥺✨

"Mentality-ga Dumar badan ku jira markaad arragto waad yaabaysaa! Gabadh ninkeeda mustaqbalka il dhaqaale oo reerkooda u...
12/08/2025

"Mentality-ga Dumar badan ku jira markaad arragto waad yaabaysaa! Gabadh ninkeeda mustaqbalka il dhaqaale oo reerkooda u arragta oo weliba isla qumman miyaad aragtay? Walaaleey lacagta Aabahaa oo 60 jir ahi waayey ninka islaameed ee 30 jirka ahi xagguu ka keeni."

W/Q: Aasiya-kaaha Cajeb.

10/08/2025

Alxamdulilaah soo qor.

"Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bi...
09/08/2025

"Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen in la hakiyo go’aankii dhawaan lagu kordhiyey qiimaha adeegyada internet-ka iyo ku-hadalka taleefannada gacanta, go’aankan oo ay shirkaduhu h**e ugu dhawaaqeen.

Qiimaha adeegyadu waxa ay ahaan doonaan sidii h**e, ilaa amar dambe, iyada oo Xukuumaddu si degdeg ah wada-hadallo arrintan la xidhiidha ula yeelan doonto shirkadaha bixiya adeegyada internet-ka iyo ku-hadalka ee Jamhuuriyadda Somaliland." Madaxweyne Cirro

09/08/2025

🤣 😂

14/07/2025

Maxaad samayn lahayd??

Address

Hargeisa
HEROAWRROAD

Telephone

+252634863275

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CAWLO TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to CAWLO TV:

Share

Category