OOGO Media

OOGO Media Warbaahin gaar ah oo aad kala soconaysid warbixino iyo adeegyo la xidhiidha ganacsiga.

Bandhigga muugga MAYAL iyo OOGO Media
04/02/2024

Bandhigga muugga MAYAL iyo OOGO Media

31/12/2023

Ma rabtaa ganacsigaagu in uu gaadhada oogada sare ee caalamka ganacsiga? Ma doonaysaa sannadkan 2024 in uu muuqdo ganacsigaagu sidoo kale aad hesho macaamiil badan?

OOGO Media waa wehelka ganacsadaha iyo saxiibka macaamiisha.

14/12/2023

Falcelintii Tababarka.

Shirkadda isku xidhka loo shaqeeyaha iyo shaqaalaha ee Nadiif Cleaning Company ayaa qayb ka ahayd tababarkii laxidhidhay Modern Business & Digital Marketing ee ay soo agaasimeen shirkadda OOGO Consulting iyo International Soft Skills Academy - ISSA

13/12/2023

Falcelintii Tababarka.

Xarunta caafimaadka afka iyo ilkaha ee Mubaarak Dental Clinic ayaa qayb ka ahayd tababarkii laxidhidhay Modern Business & Digital Marketing ee ay soo agaasimeen shirkadda OOGO Consulting iyo International Soft Skills Academy - ISSA

11/12/2023

Falcelintii Tababarka

Shirkadda Wadaag Investment ayaa qayb ka ahayd tababarkii la xidhiidhay Modern Business & Digital Marketing. ee ay soo agaasimeen OOGO Consulting iyo International Soft Skills Academy - ISSA

Waxa aanu ka qayb qaadanay tababarkii ay soo agaasimeen shirkadda la talinta ee OOGO Consulting iyo akaadamiyada caalami...
11/12/2023

Waxa aanu ka qayb qaadanay tababarkii ay soo agaasimeen shirkadda la talinta ee OOGO Consulting iyo akaadamiyada caalamiga ah ee International Soft Skills Academy - ISSA.

11/11/2023
07/11/2023

Sidee looga baxaa faqriga?

Ustaad. Xamse Xabiib, ayaa inala wadaagi doona 3 xeeladood oo looga bixi karo faqriga iyo saboolnimada.

30/10/2023

Maxaad ka ogtahay bilowgii ganacsiga?

Muuqaalkan ayaad kaga boggan doontaa macluumaad la xidhiidha sidii ay ku timid fikrada samayn ganacsi taariikhda aadamaha.

Ku xidhnow warbaahinta OOGO
29/10/2023

Ku xidhnow warbaahinta OOGO

27/10/2023

Halkaani waa OOGO oo aad kala socon doontaa wararkii u dambeeyey, warbixino gaar ah, iyo sheekooyin xiiso badan oo waayo-aragnimo xambaarsan.
Waxa intaa dheer oo ay warbaahinta OOGO idiin soo tebin doontaa waraysiyo muhiim ah oo waayaha ganacsiga la xidhiidha.

OOGO waa: Warbaahinta Ganacsiga, waa wehelka ganacsadaha.

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when OOGO Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to OOGO Media:

Share