Meher Wacan

Meher Wacan Ku gubi hambalyooyinka farxadaha sida Aroosyada, Meherada, Dhalashooyinka iyo Xafladdaha kale.

22/07/2025
Hambalyo  Xamdi Axmed Cabdi iyo Seygeeda Axmed Cumar Mohamed,oo Arooskoodu ka dhacay Muqdisho. Barakooba.
21/07/2025

Hambalyo Xamdi Axmed Cabdi iyo Seygeeda Axmed Cumar Mohamed,oo Arooskoodu ka dhacay Muqdisho.

Barakooba.

Mansha allh hambalyo wllkay Ismail Abdirahman Ahmed iyo wllshay suleikha isku waara ubad khayr qaba kala hela
20/07/2025

Mansha allh hambalyo wllkay Ismail Abdirahman Ahmed iyo wllshay suleikha isku waara ubad khayr qaba kala hela

Aros wacan Cadnaan Iyo WardaDhoolayare 2 Hargeisa
17/07/2025

Aros wacan
Cadnaan Iyo Warda
Dhoolayare 2 Hargeisa

Hanbalyo  Abdirashid Abdilahi Nour   iyo marwadiisa  Maria mohamoud ,  Allah haka dhigo qoyskii barakooba.
17/07/2025

Hanbalyo Abdirashid Abdilahi Nour iyo marwadiisa Maria mohamoud , Allah haka dhigo qoyskii barakooba.

Hambalyo Meher wacan
16/07/2025

Hambalyo Meher wacan

13/07/2025

Ku xidhnow Page meher wacan.

08/12/2023

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Meher Wacan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share