Guddida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada JSL.

Guddida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada JSL. Guddida Joogtadda ee Golaha Wakiiladda JSL Hufnaan Media pro

09/02/2025
Hargeisa Golaha Wakiillada Axad 09 -02 -2025. Guddida Joogtada iyo Anshaxa ayaa kulan Xogwaraysi ugu yeedhay Wasiirka Ma...
09/02/2025

Hargeisa Golaha Wakiillada Axad 09 -02 -2025. Guddida Joogtada iyo Anshaxa ayaa kulan Xogwaraysi ugu yeedhay Wasiirka Macdanta iyo Tamarka jsl.

Hargeisa Golaha Wakiillada Salaasa 04 -02 -2025. Guddida Joogtada iyo Anshaxa oo sida uu dhigayo Dastuurka iyo Xeer-hoos...
04/02/2025

Hargeisa Golaha Wakiillada Salaasa 04 -02 -2025. Guddida Joogtada iyo Anshaxa oo sida uu dhigayo Dastuurka iyo Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada shaqaysa marka Golewaynuhu fasaxa ku jiro ayaa maanta yeeshay kulankoodii 1aad.

Kulankan ayaa lugu falaanqaynayay isla markaa lagu Ansixiyay Ajandaha ay ku shaqayndoonto Guddidu, ayaa ka qabsoomay Xarunta Golaha Wakiillada Gaar ahaan Xafiiska Guddida.

20/10/2022

😀DULMI😒😒😒😒😒😒😒
😭😭😭😭😭😭😭
Waa Dulmiga iyo Tacadi haysta Dhalinyarada Ciyaaraha Hargeisa oo dulmi dartii afka & gacmaha ka xidhan!

Soo qabo masuulka sababta uah dulmigan?

20/10/2022

Wasiirka Wasaarada Horumarinta Caafimaadka JSL Xasan Maxamed Cali (Gaafadhi) oo ay Weheliyaan Xildhibaano ka mid ah Golaha Wakiilada Axmed cabdikariin Dualeh Walhad, Omer Jama Farah Badhasaabka Gobalka Sanaag,Ahmed Cabdi Muuse Iyo madax Kale Ayaa Waxaa Deegaanka Degaar Ee Galbeedka Magaalada Ceerigaabo Hadhimo Sharafeed Balaadhan Ugu Sameeyay Dhalinyaro Aqoonyahana Oo Kasoo Jeeda Degaankaas. Dhalinyardaas Oo Ay Ka.mid Ahaayeen.

Isuduwe Dr Jamac Cali yusuf
Isuduwe Mohamed Ahmed Warsame
Dr Mubarak Ahmed Cali dhuux
Mubarak Ahmed Cali Manne.

20/10/2022

Waa Halkee halkani?

Halkaan ma’ahan Old Trafford ama Camp Nou. Waa Stadium Muqdisho

πŸ“Έ Abdinaazir Ciife

20/10/2022

Degmada Dhoqoshey ee Gobolka Togdheer iyo Roobkii Dayrta oo Ka Curtay.

Adiga deegaanka mahelay roobku?

19/10/2022

Xidiidhka Saaxiibtimo India & Somaliland

Address

Road Number 1/sha'ab Area/Near Presidential Palance
Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guddida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada JSL. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Guddida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada JSL.:

Share