Abu Xudayfa Ismail Yusuf

Abu Xudayfa Ismail Yusuf wacyi galinta bulshada

Sideed u akhriyi lahayd
19/11/2023

Sideed u akhriyi lahayd

Sanadkani waa sanad barwaaqo ilaahayaw nimcada noo siyaadi nusqaanteedana naga hay
18/11/2023

Sanadkani waa sanad barwaaqo ilaahayaw nimcada noo siyaadi nusqaanteedana naga hay

Waa qodob xaqiiqo ah
16/11/2023

Waa qodob xaqiiqo ah

Ilaahayaw ugargaar oo noqo garabkooda
13/10/2023

Ilaahayaw ugargaar oo noqo garabkooda

09/07/2023
20/04/2023
Wuxuu maqlay hooyadii oo deriska weydiisaneysa xoogaa cusbo (milix) ah, wuxuu ku yiri: hooyo maxaad deriska u dhibeysaa ...
13/03/2023

Wuxuu maqlay hooyadii oo deriska weydiisaneysa xoogaa cusbo (milix) ah, wuxuu ku yiri: hooyo maxaad deriska u dhibeysaa shalay sow kuuma keenin Milix?!

Waxay ku jawaabtay: "wiilkeygiyoow iyagu waa qoys sabool ah, marwalbana waxbay iga soo doontaan, waxaan jecleystay anigana inaan weydiisto wax yar oo ay awoodi karaan, cusbada anigu uma baahni balse waxaan rabaa inaan dareensiiyo inaan aniguna iyaga u baahanahay si ay ugu fududaato inay waxay rabaan i weydiistaan oo aanay iiga xishoon".

Dhaqan ku fiican in biyo dahab ah lagu qoro.

09/03/2023
01/01/2023

في ناس ينامون ليلة القدر ويحتفلون بليلة رأس السنة الميلادية حتى الصباح ثم ينتظرون نصراً من الله !.
waxad arkysaa mid habeen laylatul qadri aan waligii kicin, lkn habeenka sanad ka cusub ee miiladiga ilaa subaxaa dabaal dagaya oo aan seexanayn !.

Address

Hargeisa

Telephone

+252634398047

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abu Xudayfa Ismail Yusuf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category