Gobanimo News Agency

Gobanimo News Agency Boggani waa bogga rasmiga ah ee Gobanimo News Agency iyo Gobanimo Media Group, fadlan like saar si aad noogu soo biirto, WAR SUGAN IYO WEEDH SAXAN

Wakaalada Wararka ee Gobanimo waa Hay’ad Warbaahineed madaxbanaan oo idiin soo gudbin doonta Wararka iyo dhacdooyinka Caalamka guudkiisa ka dhaca iyo Mucluumaad kale oo muhiim ah. Ujeedada ugu weyn ee Gobanimonews loo abuuray, waa inay Bulshada Somalida iyo kuwa kale ee dunida ku kala nool u soo gudbiso dhacdooyinka gudaha iyo kuwa caalamiga ah ee taabanaya qof kasta oo ka mida Akhristayaashayada. Maaha oo kaliya hadafkayagu inaanu warar amase dhacdooyin maalinle ah idiin soo gudbino, balse waxa naga go’an inaad wakaaladan ka heli doonto Macluumaad kala duwan oo ku saabsan Aqoonta Diinta, Cilmiga Maadiga ah, Taariikh, Suugaan, horumarinta adeegyada Ganacsiga, shuruucda Caalamiga ah iyo kuwa Maxaliga ah. Xarunta guud ee Gobanimo news Agency waxay ku taala Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland , waxaanay wakiilo ku leedahay, shanta qaaradood ee aduunka. Gobanimo News Agency
Saleban Cabdi Cali, Editor in Chief

Address

Hargeisa

Telephone

+252634229772

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gobanimo News Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gobanimo News Agency:

Shortcuts

Share