Xoogsade media news

Xoogsade media news fadlan ku xidhnaw xoogsade madia news

22/07/2025

ciro oo bari iyo galbeed ee beesha awal dagaal adag galeen

22/07/2025
22/07/2025
22/07/2025
Gantaalo ayaa ku dhacaya magaalooyin ku yaala gudaha Israa’iil Warbaahinta ayaa sheegaysa in qaraxyo waa weyn laga maqla...
22/06/2025

Gantaalo ayaa ku dhacaya magaalooyin ku yaala gudaha Israa’iil
Warbaahinta ayaa sheegaysa in qaraxyo waa weyn laga maqlay bariga magaalada Qudus oo Yahuudu xoog ku haysato
Waxaa sidoo kale gantaalo ku dhaceen magaalooyin kale
Iiraan ayaa sii wada duqeymaha aan kala joogsiga laheyn waxaana jira khasaaro soo gaaray dad Yahuud ah
Saraakiisha ciidamada Iiraan ayaa sheegay inay muhiim tahay in laga fogaado saldhigyada Mareykanku ku leeyahay bariga dhexe
Calaamadaha digniinta ayaa laga daaray dalka Jordan waxaana jira digniino soo baxaya oo sheegaya in Iiraan weerarayso saldhigyada ciidamada Mareykanku ku leeyihiin bariga dhexe
Wixii kusoo kordha halkaan kala socda

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iran, Abbas Araghchi, ayaa hadal adag ka jeediyey weerarka Mareykanka, isaga oo ku eedeeyay...
22/06/2025

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iran, Abbas Araghchi, ayaa hadal adag ka jeediyey weerarka Mareykanka, isaga oo ku eedeeyay Washington in ay jebisay sharciga caalamiga ah.

Araghchi ayaa bartiisa bulshada ku qoray:
"Mareykanku oo xubin joogto ah ka ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, wuxuu galay xadgudub weyn oo ka dhan ah Axdiga QM, sharciga caalamiga ah, iyo heshiiska NPT-ga, isagoo weeraray xarumaha nukliyeerka nabadeed ee Iran."

Wuxuu intaas ku daray:
"Dhacdooyinkii saaka waa kuwo laga argagaxo, waxayna yeelan doonaan cawaaqib waara. Xubin kasta oo ka tirsan Qaramada Midoobay waa in ay ka walaacdaa dhaqanka sharci jebinta iyo dambiga ah ee halista badan."

Araghchi wuxuu sidoo kale sheegay in Iran ay:
"Xaq buuxa u leedahay in ay difaacdo madaxbannaanideeda, danaha qaranka iyo shacabka."

22/06/2025

Saaka talaabiiib waxay ku waa bariisatay sidaan . Xaaladii bariga dhexe iyo dunida inteedada kale oo indha ha ku haysa dagaalka iiran iyo Israel iyo USA oo dhinaa wajiga cusub ee uu yeesho dagaalku

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xoogsade media news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share