Yahya Moalimuu

Yahya Moalimuu `Nin Labaatan jirsaday Iyo aduun way lagdamayaan'

Madaxwayne Cirro ayaa ah musharaxa 2029 Ka ee XISBIGA WADANI, Wasiirka Madaxrooyada Khadar ayaa saa dhahay.
09/07/2025

Madaxwayne Cirro ayaa ah musharaxa 2029 Ka ee XISBIGA WADANI, Wasiirka Madaxrooyada Khadar ayaa saa dhahay.

Late_Time_Limited_Edition. Maanta maxay arintan ku macnayn doonaan garabkii wadani ee somaliland aaminsanaa?Wasiirka kii...
09/07/2025

Late_Time_Limited_Edition.

Maanta maxay arintan ku macnayn doonaan garabkii wadani ee somaliland aaminsanaa?
Wasiirka kii arimaha dibada ayaa MOU la sexeexday kooxda ISSIR la yidhaa.
Issir maxay aaminsan tahay?
Issir waxay aaminsan tahay somaliland inay tahay goodnight goosato xagjira oo in la tirtiro waajib tahay.
Issir waa shoodhaha yar ee Heritage gii think thank ga somalia ahaa, waxaana maal galiya china Qadar iyo Turkey. Waxaana loo sameeyay sidii fikirka somaliland madaxbanaan looga masixi lahaa da' yarta somaliland iyadoo zoom ka la saarayo caqabadaha laga dhaxlay aqoonsi la'an ta.
Dawlada Ciro h**eba waxay inoogu dayday oo ina ogolwysiisay soo xero galinta kuwii cadowga inaga raacay ee publicly somaliland cadowga ugu ahaa.
Xoghayaha Guud ee wasaarada arrimaha dibadda ayaa ah gudoomiye hii h**e ee ISSIR, Gaabuush na board of directors kuu xili ka soo ahaa.
Markii cid ka dhiidhida la waayey, xilalka muhiimka ah ee cadowga somaliland lagu taxay waa taa dawladui inoo cadaysatey ee ISSIR inooga dhigaysa think thank somaliland u adeega oo lacagta cashuur bixiyaha lagu siiyo hadimooyin kay qaranka u gaystaan.
Dalkani wuxuu ka goblamay kuwii nabada ku koray ee wax ku bartay oo haatan gadhmadoobe ah, kuwaas oo noqday asal ma doorshe yaal aan lahayn qiyam wax diidi kara.
UFO ragii la baxay iyo kuwa haatan noo kacay kala damiir badan. Magac ku haboon waa in loo bixiyo generation kan dalkooda habraday ee lagu dul wareejinayo xornimo dii ay aabo yaashood nafta usoo hureen.

Madaxwayne Xasan sheekh Iyo Siisi ga Masar oo ku heshiiyay in an Ethiopia biyaha bada Inay Soo gaadho ay ciidan ku yeela...
08/07/2025

Madaxwayne Xasan sheekh Iyo Siisi ga Masar oo ku heshiiyay in an Ethiopia biyaha bada Inay Soo gaadho ay ciidan ku yeelato inaan la ogolaan.

02/07/2025

Yaab! Askariga bal u fiirso siduu hoos ugu dhigayo qoriga.

01/07/2025

Baaxada Dabka shalay ee Buurta Daalo.

01/07/2025

Villa Soomaaliya oo Madaxweyne Xasan u ekaysiiyay Qasriyada Dawladaha Caalamka ee horumaray ayaa lagu xusay 1-da Luuliyo.

Madaxwaynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa khadka telefoonka kula xidhiidhay madaxda dawladda...
01/07/2025

Madaxwaynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa khadka telefoonka kula xidhiidhay madaxda dawladda Eamaarate Carabta isagoo ka codsaday inay ku caawiyaan diyaaro bakhtiiya dabka ka kacay buuralayda Sanaag.

Wasiir ku xigeenka Amniga Somaliland oo waraysi siiyay Wariye Ibrahim Jokar ayaa u sheegay in Dawladda Emaarate ka aqbashay codsii madaxwayne Cabdiraxmaan Cirro, maalinta barrina ay u soo diri doonto Diyaarad bakhtiisa dabka.

30/06/2025

Ciidanka Dabdamiska oo hada Hargeysa ka baxay si ay ugu gurmadaan dabkaa Gobolka sanaag ee buurta daallo KA kacay.

30/06/2025

Dabkii wuu sii socota, Allahayow naga bakhtii dabkaas, inuu Alle Ka damiyo.

  Is afgarad hordhac ah ayaa dhex maray Shiinaha iyo Iran si Iran looga iibiyo diyaaradaha dagaal Shiinaha uusoo saaro e...
30/06/2025

Is afgarad hordhac ah ayaa dhex maray Shiinaha iyo Iran si Iran looga iibiyo diyaaradaha dagaal Shiinaha uusoo saaro ee J10. Diyaaradan ayaa la ogaaday iney tayadeedu aad usareeyso kadib dagaalkii dhex maray Hindiya iyo Pakistan bishii aanu kasoo gudubnay.

J10 waxay soo riday afar diyaarood oo ah kuwa Fransiiska uusoo saaro ee lagu magacaabo Rafale inta uu dagaalka Hindiya iyo Pakistan socday.

30/06/2025

Dab aad u Xoogan ayaa ka Kacay Buurta Daalo , Waxaana Socda Gurmad Xoogan , fadlan aan u ducayno Deegaankaa Dhibaatadu ku Habsatay.

Daalo gurmad bay rabtaaBuurta daalo o ah goobta caanka ah er dalxiiska way gubanaysaa
30/06/2025

Daalo gurmad bay rabtaa
Buurta daalo o ah goobta caanka ah er dalxiiska way gubanaysaa

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yahya Moalimuu posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share