Jiglan media

Jiglan media journalist jiglan Media

waxaad ka helaysaa warar sugan

War Deg Deg Madaxwayne Cirro Oo Toos Ula Garnaqsaday caalamka Trump La Hadlay Aqoonsiga Somaliland Dunida U Bandhigay Iy...
15/09/2026

War Deg Deg Madaxwayne Cirro Oo Toos Ula Garnaqsaday caalamka Trump La Hadlay Aqoonsiga Somaliland Dunida U Bandhigay Iyo Warka Cusub Ee Caawa Maraykanka Gil-gilay

Ka DAAWO Muuqaalkaasi Hoose Warkaasi Oo Faahfaahsan Xasaasina Ah Ka Daawo Muuqalkaasi Hoose

https://youtu.be/CCrPa7TqOac?si=1G4NixgQIa75fkOf

14/09/2026

Ciidagale Dawlad Uu Leeyahay Ayuu Helay Ninka Ka Horimaada Gacantaa La Saarayaa 35 Sano Ayuu Wado Dhuxuleed Qaranku Marayay

Gaadhi Qabaal Ah Oo Qori Saaran yahay Oo Ay La Socdaan Ciidamo Ayaa Ka Soo Goostay Goor Dhawayd Kooxaha Ku Sugan Bariga ...
14/09/2026

Gaadhi Qabaal Ah Oo Qori Saaran yahay Oo Ay La Socdaan Ciidamo Ayaa Ka Soo Goostay Goor Dhawayd Kooxaha Ku Sugan Bariga Laascanood waxaanay Isku Soo Dhiibeen Ciidamada Somaliland

Gaadhigan Ka Soo Goostay Kooxaha Ka Dagaalama Bariga Laascanood Ayaa Waxa La Socday Saraakiil Iyo Askar Ka Tirsanaa Kooxda Firdhiye Waxaanay isku Soo Dhiibeen Somaliland

La Soco Muuqaalkaasi Isagoo Faahfaahsan

14/09/2026

Habaarka Jiheeye Ayaanu La Dawakhnay Hadaanu Kaa Raagnay Madaxwayne Anagoo Ah Salaadiintii Abwaanka

14/09/2026

Wasiirka Bul-Busha Leh Ee Yuusuf Nuux Tadhase Oo Baligubadle Sh*tay Casuumad Laysku Arkayna Ugu Sameeyay Siyaasiga Culus Ee Cabdisamad Cali madoobe

Wasiir Yuusuf Nuux Tadhase Ayaa magaalada Baligubadleh Ee Xarunta Gobolka Hawd Casuumad Ugu Sameeyay Siyaasiga Culus Ahna Gudoomiye ku Xigeenka Telefishanka Qaranka JSL ee Qaaradda Yurub, Mudane Cabdisamad Cali Madoobe.

Qoraal Uu Arintaasi Uu Kaga Hadlayo Wasiir Yuusuf Nuux Tadhase Ayaa U Dhignaa Sidan

Waxaan maanta casuumad qado-sharaf ah ugu qabanay magaalada Balligubadle, xarunta Gobolka Hawd, Guddoomiye Ku-xigeenka Telefishanka Qaranka JSL ee Qaaradda Yurub, Mudane Cabdisamad Cali Madoobe, kana mid ah qurba-joogta reer England.

Cabdisamad Cali Madoobe oo ah haldoor kaalin muuqata ka qaata horumarka dalka iyo adeegga bulshada.

Munaasabadda soo dhaweynta waxa ka qayb galay Badhasaabka Gobolka Hawd, Maayirka Balligubadle, Maayir Ku-xigeenka, Xoghayaha Dawladda Hoose iyo haldoorka dhallinyarada Gobolka Hawd.

“Wada-Jir Iyo Wax-Qabad”

Md. Yuusuf Nuux Yuusuf (Tadhase)
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada, Ciyaaraha.

14/09/2026

Beesha Ciidagale Oo Xanaaqday Cumar Sayidna U Dhiibaysa Ciidamada

13/09/2026

Abwaan jiheeye Awood Laguma Haysan Karo Cida Hadashana Looma Hanjabi Karo Sharciguna Madaxwayne Cirro Uma Shaqeeyo

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jiglan media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jiglan media:

Shortcuts

Share