19/09/2026
Telesom Group ayaa lagu maamuusay doorkii ay ka qaadatay Tartanka Qiraa’aadka Qur’aanka, oo sannadkiisii 11aad xalay lagu soo gabagabeeyey magaalada Hargeysa. Tartanka waxa soo qabanqaabisa Hay’adda Al-Misbaax.
UNIQUE MEDIA SOLUTIONS
Road No 1
Hargeisa
Be the first to know and let us send you an email when GNN - TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.