Khayr Iyo Khasaare

Khayr Iyo Khasaare Noloshu Waa Halgan Rabbi talo saaro oo Dadaal asak

Karamardha πŸ”—πŸ”—
25/04/2024

Karamardha πŸ”—πŸ”—

    Eid Wangsan culimo.
10/04/2024

Eid Wangsan culimo.

13/03/2024

Arbaca wanagsan
13/03/2024
A bad day does not equals to a bad life.

10/02/2024

wax uun baan samayn lahaa kolaan jabhad aas aaso xataa lkn teelaba noomaad dhigane, xabaal iyo ninkeed lookala tag ee waa adigyo nasiibkaa Hagaag.

maxaydin noqon hadaad meeshaayar iska taabataan wixii la taaban jiray,@highlight
25/01/2024

maxaydin noqon hadaad meeshaayar iska taabataan wixii la taaban jiray,
@highlight

01/21/2023Alxm sanadkaasi xusuuso badan ayuu lahaan doonaa iyo waxyabo mustaxiil ahaa waxanan u mahadnaqayaaRedwan Maham...
21/01/2024

01/21/2023

Alxm sanadkaasi xusuuso badan ayuu lahaan doonaa iyo waxyabo mustaxiil ahaa waxanan u mahadnaqayaa

Redwan Mahamed Hussen
iSmeil Hajji Sheikh Nimcan Dahir
iyo

Abdifatah Sheik
legendkii anoo iska baxaya rejo dhigay igu dhahay markasuun eeg waa markay ugu dhowdahaye ha quusan haday saxdii tahay ghanks legend.

Sayid Maxamed Cabdile Xasan maanta hadii uu nolaan lahaa Kawarama Gaaladii amxaaro ahayd wataa ! πŸ€”sayidkii nijaasow
21/01/2024

Sayid Maxamed Cabdile Xasan maanta hadii uu nolaan lahaa Kawarama Gaaladii amxaaro ahayd wataa ! πŸ€”

sayidkii nijaasow

21/01/2024

jigjiga

13/01/2024

Lacagtii somaliland Oo Germany wax lagaga cunayoπŸ˜‚πŸ˜‚

Hanbalyo horta deni sidaan waagii h**e ba ugu hanbalyeeyay.Faysal cali waraabe uun baa puntalnd ku amani jiray doorashoo...
08/01/2024

Hanbalyo horta deni sidaan waagii h**e ba ugu hanbalyeeyay.

Faysal cali waraabe uun baa puntalnd ku amani jiray doorashooyinka oo odhan jiray maalin ma dhaafiyaan ilayn odayga waaba runtii oo wakaa isoo xasuusiyay deni maalintii h**e Ee la doortay muuse baahi Waa inuu doorashada qabtaa isna oo uu jaarka la dhigaa 0:0 Waa inay noqotaa lkn deni baa saaka contratact inagu soo qaadayoo goal xunbuu inagaga orday Ee aan xagaagangan ciyaariyahan garab bidixa soo gadanaa πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚
qaarbadan baan fahmi doonine qushi.

06/01/2024Farxad wayn ayay ii ahayd inaan caawa la kulmay adeerkay suldaan Khadiir Cabdi Nuur ama abagadhe khadiir aniga...
06/01/2024

06/01/2024

Farxad wayn ayay ii ahayd inaan caawa la kulmay adeerkay suldaan Khadiir Cabdi Nuur ama abagadhe khadiir aniga iyo dhalinta beesha Akisho Ee ree somaliland waxaan kulankaasi isu xog waraysanay suldaanka wuxuuna noo iftiimayay xogo iyo taariikh aad u muhiim ah mahadsanid suldaan taariikhda aad haysaa waxay u baahantahay in buug lagaaga reebo thanks mar 2aad.

Horta cidwalba way iska ogayd inaanu aqoonsi jirine muuse baahi dadka ma cuur ayuu u haystaa?Tankale muuse ma isagoon be...
06/01/2024

Horta cidwalba way iska ogayd inaanu aqoonsi jirine muuse baahi dadka ma cuur ayuu u haystaa?
Tankale muuse ma isagoon bedelka waynu rabno helin ayuu dhulkaa wareejin?

Tankale anuu ma arag lughaya balse mapka markaan eegay wuxuu isoo saaray Ethiopian hospital meesha malaha Waa h**e ayaa la degayba dadka ree lughaya hospital kaasi waamaxay . Omer Ibrahim Mahabe cid soo qabo bal.

Address

150
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khayr Iyo Khasaare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Khayr Iyo Khasaare:

Share