Kaafiye Protocol

Kaafiye Protocol Ku soo dhawaw Kaafiye protocol and decorations

Maalintii Koowaad ee Bisha Ramadan
01/03/2025

Maalintii Koowaad ee Bisha Ramadan

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐊𝐮 𝐀𝐚𝐝𝐝𝐚𝐧 𝐁𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐤𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐧Waxaa sharaf weyn ii ah inaan hambal...
28/02/2025

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐊𝐮 𝐀𝐚𝐝𝐝𝐚𝐧 𝐁𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐤𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐧

Waxaa sharaf weyn ii ah inaan hambalyo diiran u diro Howl-wadeenada, Macaamiishayada, 𝐢𝐲𝐨 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐚𝐡𝐚𝐚𝐧 𝐛𝐚𝐡𝐝𝐚 Kaafiye Protocol ,munaasabadda bilashada 𝐛𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐧.

Bishan waa bil kheyr, naxariis, iyo dembi-dhaaf, waana fursad qaali ah oo aan ku xoojin karno xidhiidhkeena Ilaahay, cibaadadeena, iyo caawinta bulshadeena inta liidata. Waxaan idinku dhiirrigelinayaa inaad bishan uga faa'iidaysataan Soon, Salaad, sabir iyo khayr oodhan.

Ilaahay ha inaga dhigo kuwii soonkooda iyo cibaadadooda laga aqbalo, dambigoodana loo dhaafo.

𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤!
Aasaasaha Kaafiye protocol and center of decoration.
𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 : Nour Abdilaahi Jammac

17/02/2025
17/02/2025

Kaafiye Protocol and Center of Decoratoon ayaa isugu imid kulan dhiirigalin iyo dardargalin, kaas oo ay kor ugu qaadayaan howlaha Shaqo ee ay qabtaan.
#063- 6817755
#063-6693296

 -galinta Howl-wadeenada kaafiye protocol
15/02/2025

-galinta Howl-wadeenada kaafiye protocol

Allah ha u naxariisto Madaxweynihii h**e ee JSL Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud 'Siilaanyo' oo hadda geeridiisa lasoo ...
15/11/2024

Allah ha u naxariisto Madaxweynihii h**e ee JSL Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud 'Siilaanyo' oo hadda geeridiisa lasoo xaqiijiyay. Waxa uu ahaa halgamaa iyo halyay dalkiisa dib-u-xorayntiisa iyo dib-u-dhiskiisaba ka qayb qaatay...

[Sawirada qaybta labad] ee howl-wadeenada kaafiye protocol and center of decoration
22/09/2024

[Sawirada qaybta labad] ee howl-wadeenada kaafiye protocol and center of decoration

Kaafiye Protocol  And Center Of Decoration,Ayaa Siwayn udiyaariyay,Una nidaamiyay Xaflada Qalin-jabinta Dugsiyada Al-Kha...
22/09/2024

Kaafiye Protocol And Center Of Decoration,Ayaa Siwayn udiyaariyay,Una nidaamiyay Xaflada Qalin-jabinta Dugsiyada Al-Khayr College,Taas oo ka dhacday Hotel Gacale Ee Xafada Calamada. Kaafiye Waa Team U diyaarsan Marwalba Diyaarinta Xafladaha Sida. Qalabaynta iyo Qurxinta Hallka iyo waliba Nimdaaminta Controlida Dadka.

Siwayn ugu xidhnow And Center of Decoration
063-6693296
063- 6817755
063-3277711

CIID MUBAARAK Hambalyo Hambalyo Guud Ahaan Umadda Muslimiinta Ah Gaar Ahaan Shacabka Reer Somaliland, Waxaan Ugu Hambaly...
16/06/2024

CIID MUBAARAK

Hambalyo Hambalyo Guud Ahaan Umadda Muslimiinta Ah Gaar Ahaan Shacabka Reer Somaliland,

Waxaan Ugu Hambalyeynayaa Munaasibada Ciidul Adxaa Awgeed Sidoo Kale Waxaan Alle Ka Baryayaa in Uu inaga Aqbalo Cibaadadii iyo Acmaashii Wanaagsanayd Ee Aan Soo Gudanay Bishan Barakaysan Ee Carafo.

Waxaan inoo Rajaynayaa in Sanadkan Sanadkiisa Weynuhu inagu Gaadhsiiyo Bash Bash iyo Barwaaqo

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaafiye Protocol posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share