Jeestaawi

Jeestaawi Media production Company

https://youtu.be/jdKsf-pu2sQQisada Sheekadani  Waa mid Dhab Ah Oo Jacayl, Samir, Iyo Calaf Ku Dheehan Tahay, Waxaana La ...
01/02/2026

https://youtu.be/jdKsf-pu2sQ
Qisada Sheekadani Waa mid Dhab Ah Oo Jacayl, Samir, Iyo Calaf Ku Dheehan Tahay, Waxaana La Wadaagay Abwaan Axmed Saleebaan Bidde Iyo Marwo Amran Ismaaciil Xuseen "Leexo".
Labadooda Waxay Isbarteen Iyagoo Aad U Dhallinyaro Ah, Laakiin Nasiib Darro Nasiibku Iskuma Keenin Xilligaas.

Amran Waxay Guursatay Nin Kale, Abwaankuna Markii Uu Inantii Uu Jeclaa Fasaxayay, Jacaylkeedii K**a Guurin Ee Caashaqiisu Tabtiisii H**e Iyo Si Ka Daran Buu Ahaa.

Samirka Iyo Ka Dhawrsashada Abwaanku Wuxuu Go’aansaday Inuu Sugo, Isagoo Ka Dhawrsanaya Inuu Nin Iyo Gabadh Aan Is Furin Ka Dhex Shaqeeyo Ama Qoys Dhisan Dumintiisa Ka Qaybqaato.
Waxa Uu Caashaqiisa Tabayay In Ka Badan 27 Sano Isagoo Nafta Ku Xakameeyay Inuu Calaf Sugo.

Muddo 27 Sano Oo Jacaylkoodu Waayaha U Dabranaa, Waxay Dib Isugu Heleen Hargeysa Iyadoo Amran Ay Tahay Hooyo Abwaan Axmed Saleebaan Bidde-Na Uu Weli Jacaylkeeda Hayo. Sida Uu Sheegay Abwaan Aadan Tarabbi.

Abwaan Bidde Wuxuu Caan Ku Ahaa Odhaahda, "Calafku Ha Raago E, Ma Guuro!". Qisadan Ayaa Noqotay Tusaale Weyn Oo Jacaylka Dhabta Ah Iyo Samirka Ah.

Abwaan Axmed S. Bidde Wuxuu Ahaa Hal-Abuur Caan Ka Ahaa Fanka Soomaalida, Ahaa.

Https://Youtu.Be/4slmi6fmrioQisada Maansaaoyinka Sahra Iyo Indho-Badan Oo Uu Samayay AUN Abwaan Hadraawi .Qoraa Sare Ras...
29/01/2026

Https://Youtu.Be/4slmi6fmrio
Qisada Maansaaoyinka Sahra Iyo Indho-Badan Oo Uu Samayay AUN Abwaan Hadraawi .

Qoraa Sare Rashiid Gadhweyne Saaxiibkii Ugu Dhawaa Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) Oo Ka Waramaya Sababihii Ay Ku Curteen Labada Maanso Ee Heedhe Sahraay Heedhe Iyo Indho-Badan

Muuqaalka Ka Daawo Lingax Sare

26/01/2026

TAARIIKHADA JAAMACADDA DUNIDA UGU QADIIMISAN

D.Hoose Hargeysa 𝐕𝐬 D.Hoose Berbera 𝐇𝐨𝐫𝐲𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐲𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝https://www.youtube.com/watch?v=szCB9sDpFok
24/01/2026

D.Hoose Hargeysa 𝐕𝐬 D.Hoose Berbera 𝐇𝐨𝐫𝐲𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐲𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝

https://www.youtube.com/watch?v=szCB9sDpFok

“Boqorka Isaaq waa Suldaan Daauud”…………………………………………………………“Qaarka Mid ah Madax Dhaqameedka Beesha Ayuub oo Qaacaday   Cale...
22/12/2025

“Boqorka Isaaq waa Suldaan Daauud”
…………………………………………………………
“Qaarka Mid ah Madax Dhaqameedka Beesha Ayuub oo Qaacaday Caleemo Saarka Boqor Dhuux-baraar”…..
…………………………………………………………
“Boqor buurmadow … Boqorkii Umadaad Ahayde Laakiinse Waxaad Noqotay Boqor Qof Jeebka Ku Sita” Dhaqanka Beesha Ayuub”

Hoos ka daawo
https://youtu.be/QzLtNJFQyKM

Address

Hargeisa

Telephone

634487006

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jeestaawi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jeestaawi:

Share

Category