Cabaas Sanco

Cabaas Sanco Iga hel Warar,Warbixinno iyo Barnaamijyo kale oo xiiso badan

Mugdisho Somalia Maxad Ku tilmaami lahayd ?Anigu Caasimaddii Samirka ....🇸🇴🇸🇴
12/11/2022

Mugdisho Somalia Maxad Ku tilmaami lahayd ?

Anigu Caasimaddii Samirka ....🇸🇴🇸🇴

Sow maad dhegaysan heesta “ Huunnoy waan ku dhoofin lahaa oo Dhahar baan ku gayn lahaa “.📸Jama Farah.
11/11/2022

Sow maad dhegaysan heesta “ Huunnoy waan ku dhoofin lahaa oo Dhahar baan ku gayn lahaa “.

📸Jama Farah.

Layla Oo Ka Mida Haweenka Xisbiga Kulmiye Ayaa Sidan Tidhi "13 November Waa Maalinta Uu Ilaahay Inaga Qaadi Doono Xanuun...
11/11/2022

Layla Oo Ka Mida Haweenka Xisbiga Kulmiye Ayaa Sidan Tidhi

"13 November Waa Maalinta Uu Ilaahay Inaga Qaadi Doono Xanuunka Xumada Waana Maalin Uu Roob Inoo Da'yo "

Aragtidaada

 :- Hay’adaha Sirdoonka Soomaaliya iyo Ethiopia oo ku heshiiyey inay iska kaashadaan la dagaalanka argagixisada.Agaasima...
11/11/2022

:- Hay’adaha Sirdoonka Soomaaliya iyo Ethiopia oo ku heshiiyey inay iska kaashadaan la dagaalanka argagixisada.

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) Mudane Mahad Maxamed Salaad iyo Agaasimaha Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Ethiopia (NISS) Mudane Temesgen Tiruneh Dinku ayaa maanta heshiis ku kala saxiixday magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia.

Saqiirkii Jaceylka La Saranseeray Oo Jaceylkiisii Helay.Jaceyl Dartii  Dhibkaa Wiilkani Maray Ma U Mari Lahayd?...Share
11/11/2022

Saqiirkii Jaceylka La Saranseeray Oo Jaceylkiisii Helay.

Jaceyl Dartii Dhibkaa Wiilkani Maray Ma U Mari Lahayd?...Share

Kursiga Tirsigiisu yahay   waxaa lagu sharfay oo Xildhibaan ku ah General Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon). Xildhibaanad...
15/01/2022

Kursiga Tirsigiisu yahay waxaa lagu sharfay oo Xildhibaan ku ah General Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon).

Xildhibaanadda adag ee la saadaalinayo in ay Galmudug kasoo baxaan ayuu qeyb yahay Saadaq Joon.

Cabaas Sanco

( Body language ) maxaa ka dhahdeen si fiican  Sawiradan u wada firii Abti iyo Gabadhiisa mise Jaceyl mira dhalay ❣️Maxa...
15/01/2022

( Body language ) maxaa ka dhahdeen si fiican Sawiradan u wada firii Abti iyo Gabadhiisa mise Jaceyl mira dhalay ❣️

Maxaa kuu soo baxay ? Aragtidada Adigoo xaladaan Qiimeynaya warka so daa !!

Cabaas Sanco

Geeri Xanuun badan Alle Naxariistii jano haka waraabiyo ee Faadumo Cismaan Ayaa maanta ku Geeriyaatoy Magaalada Hargeisa...
15/01/2022

Geeri Xanuun badan Alle Naxariistii jano haka waraabiyo ee Faadumo Cismaan Ayaa maanta ku Geeriyaatoy Magaalada Hargeisa

Faadumo maanta ayuu Meherkeedu ka dhici lahaa Hargeisa oo loogu balansanaa balse waxaana kulmay Farxadeeda iyo Geerideeda

Alle Qabriga ha u Nuuro wllsheen Fadlan aynu Udicayno Duco ayey inooga Baahantahay

Cabaas Sanco

Fanaanka Caanka ah ee Cabdi Dhaanto oo Waraysi bixinayey ayaa sheegay in Heesta uu Qaaday Fanaanka Xariir Ahmed Ee "Jaca...
14/01/2022

Fanaanka Caanka ah ee Cabdi Dhaanto oo Waraysi bixinayey ayaa sheegay in Heesta uu Qaaday Fanaanka Xariir Ahmed Ee "Jacaylkii haduu dhamaaday Aduunkii Muu dhamaan" in laga sameeyay Qiso isaga ku dhacday

Waxa kale oo uu sheegay inaanu jacaylku ka dhamaan oo uu markasta hayo jacayl

Sidoo kale Fanaan Abdi Dhaanto ayaa Sheegay inaanu Fanka ku jirin magaca uu fanka ka sameeyayna uu Jaanisyo Kale uga faa'iidaysan doono.

Sideed u aragtaa hadalka Cabdi Dhaanto?

Cabaas Sanco

Wiilkan oo kasoo jeeda Gobolada somaliland maalmo kahorna ay dowlada somalia kasoo daysay xabsi kuyaal dalka liibiya isl...
14/01/2022

Wiilkan oo kasoo jeeda Gobolada somaliland maalmo kahorna ay dowlada somalia kasoo daysay xabsi kuyaal dalka liibiya isla markaasna ilmaynaayey oo lahaa madaxweyne Farmaajo Nafta waa uhuri karaa ayaa markii uu Hargaysa Tagay waxa uu sheegay in lagu khasbay in uu amaano Farmaajo.

Waxa uu yiri " aniga waa la igu khasbay in aan amaano Farmaajo , Dowladayda somaliland ayaan aaminsanahay "

Sidee u aragtaa ?

Cabaas Sanco

Sheekh Abdihani Xaashi Abdilaahi Ex fanaan h**e balse Fanka iska baxay una jeestay xaga Diinta ayaa la kulmay Saxiibkiis...
14/01/2022

Sheekh Abdihani Xaashi Abdilaahi Ex fanaan h**e balse Fanka iska baxay una jeestay xaga Diinta ayaa la kulmay Saxiibkiisii h**e ee ay fanka kuwada Jireen Abdirisaq Anshax

Abdihani xaashi ayaa marar badan sheegay inuu saaxibadiisii h**e ee ay fanka kuwada jireen ugu baaqayo inay iska baxaan Fanka.

Adigu maxaad kula talin lahayd?

Cabaas Sanco

 :-  Waxaa hadda Muqdisho lagaga dhawaaqay banaanbax looga soo horjeedo Raysalwasaare ku xigeenka dalka Mahdi Gulleid iy...
14/01/2022

:- Waxaa hadda Muqdisho lagaga dhawaaqay banaanbax looga soo horjeedo Raysalwasaare ku xigeenka dalka Mahdi Gulleid iyo xubno kale oo kasoo jeeda Gobolada Woqooyi.

Cabaas Sanco

Address

Air Port Street
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabaas Sanco posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share