Hanasho Films

Hanasho Films Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hanasho Films, Media/News Company, Hargeisa.

19/01/2023

Yuusuf Shaacir Iyo Maanso Cusub

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa Gaadhay Magaalada Laascaanoo...
19/01/2023

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa Gaadhay Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool.

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL Cabdirisaaq Khaliif Axmedi, wuxuu kulan la qaatay Weftiga Golaha Wasiirada ee uu hogaaminayey Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamd Kaahin Axmed iyo Taliyayaasha Ciidamada Qalabka sida ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Kulankan oo ahaa is Xogwaraysi ayaa ka qabsoomay Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Sool, waxaana kulankan Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL, ku wehelinayey Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Cabdiqani Maxamuud Caateeye (Fariid), Wasiirka Wasaaradda Gaadiid iyo Horumarinta Jidadka Cabdirisaaq Ibraahim faarax, Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kaluumaysiga Siciid Sulub Maxamed, Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Salebaan Warsame Guuleed iyo Gudoomiyaha Gobolka Sool Cabdikariim Aadan Xaaji Diiriye.

19/01/2023

Ali Harare oo booqday Soomaali iyo Maraykan Darbi jiif ah oo nolol adag ku nool

Wasiirku xigeenka Wasaaradda Horumarinta  Khayraadka  Biyaha mudane Siciid Axmed Jibriil iyo Agaasimaha wakaaladaha iyo ...
19/01/2023

Wasiirku xigeenka Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha mudane Siciid Axmed Jibriil iyo Agaasimaha wakaaladaha iyo biyo balaadhinta ayaa ku wareejiyay maamulka Gobolka Selel qalab loogu talo galay biyo soo saarka magaalada Saylac oo dhamaystiran.

Gabadha yar ee xijaaban magaceedu waa Nashala Hearns. Iyada oo 12 jir, marka sawirkan la qaaday, ayaa iskuul ay dhigato ...
19/01/2023

Gabadha yar ee xijaaban magaceedu waa Nashala Hearns. Iyada oo 12 jir, marka sawirkan la qaaday, ayaa iskuul ay dhigato oo ku yaal gobolka Oklahoma, USA u diiday in xijaab la timaaddo.

Waxay iyada iyo waalidkeed ba (waa African-American soo islaamay) ku adkaysteen in ay tahay diin iyo waajib saaran. Dawladda dhexe ayaa ka warheshay arrintii oo maxkamad la fuushay iskoolkii falkan sameeyay.

Maxkamaddii waxay xukuntay in ay gabadhu xaq u leedahay in ay waxbarato iyada oo diinteeda ilaashanaysa. Iskuulkii iyo waaxda waxbarashada ee degmada oo dhan ayaa lagu qasbay in ay badalaan sharciyadooda ku saabsan 'astaamaha diinta'.

Waxaan sheekadan ku soo xasuustay nin Tuunisiyaan ah oo dorraad iiga sheekeeyay dhibka iyo rafaadka , bahdilka iyo silica ay walaashiis iyo xaaskiisu ka mareen in ay xijaab ku xirtaan shaqadooda iyo iskoolkooda. Waa dal Muslim ahe ogow.

Cajiib!

19/01/2023

Gormaa Kuugu Horaysay ad Qof ku tidhahdid "Wan ku Jecelahay"

19/01/2023

DEGDEG:- "Qolo Diidi Kartaa Somaliland Majirto reer Laascaanood way ogyihiin wixii dhacay..."Suldaan Axmed Cali

TALEX : Garaad Abdilahi Garaad Saleebaan ayaa Beelaha walaalaha ah ee  Nuur Axmed Samakaab Ali iyo Farax Ali ukala waree...
19/01/2023

TALEX : Garaad Abdilahi Garaad Saleebaan ayaa Beelaha walaalaha ah ee Nuur Axmed Samakaab Ali iyo Farax Ali ukala wareejiyey magta 10 nin
Garaad Abdilahi iyo qaar ka mid ah Caaaqilada Maxamuud Garaad oo mudo Talex ujoogay siday nabad uga dhalin lahaayeen ayaa ku guulaystay
Beelaha ayaa si buuxda uqaatay nabad ka dhalata Deegaanka Taleex.

19/01/2023

Bilowga Hanuunka | Imaam Abuu Xaamid Al Qasaali | Hakis Bile.

Hakis Bile kalkiisa labaad waxa aad ku dhageysan doontaan habeen kaste oo jimce soo galayo buuggan Bilowga hanuunka oo la tarjumay. Dhegaysi Wanaagsan.

Naag ayaa ninkeeda surprise aan caadi eheen usamaysey. Fiiri sawiradaan illaa dhaamaadka
19/01/2023

Naag ayaa ninkeeda surprise aan caadi eheen usamaysey. Fiiri sawiradaan illaa dhaamaadka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa guddoomiyay kulanka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo ka dhacay ...
19/01/2023

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa guddoomiyay kulanka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo ka dhacay xarunta Degmada Kaxda, kulankan ayaa Waxaa soo Agaasimay Guddoomiyaha Degmada Kaxda Mudane Abdullahi Sheikh Abdirahman.

Kulankan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, Xog’hayaha Guud ee Gobolka, Taliyaha Ciidanka ilaalinta Deeganka, Taliyaasha qeybta guud Gobolka Banaadir ee Ciidanka Boliiska iyo Nabad-Sugidda, Agaasimayaal iyo Guddoomiyaasha degmooyinka.

19/01/2023

DEGDEG: Reer Laascaanood oo Sheegay Waxa ay Isku Yihiin Reer Axmed Dhagax

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hanasho Films posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hanasho Films:

Share