Ahmed Abdisamed Mohamed

Ahmed Abdisamed Mohamed Chairman of Dallada Xiddigaha Waaberi
Guddoomiye dallada xiddigaha waaberi ee xisbiga Waddani.

Tehran
14/06/2025

Tehran

14/06/2025

Waxaa gubanaysa magaalada Irbid ee Jordan, markii ay kudhacday Diyaarad Drone ah oo katimi Iran, kuna socotay ISR|L, balse iyadu soo riday.

14/06/2025

Muuqaallo laga soo bandhigay goobaha ay ku dhaceen gantaallada Iran ee gudaha Israa’iil.

16/04/2025

Somaliland waa wadan leh Calan Ka kooban 3 midab oo kala ah Cadaan , cagaar , casaan iyo xidig Madaw oo dhexda ah . Waa mid kamida wadamada ugu degan ee ugu amniga badan guud ahaan dunida , wuxu leeyahay lacag u gooni ah oo loo yaqaaan Somaliland Shilling SL sidoo kale passport lagu tagi karo waddamo badan oo dibeda ah . 26 June 1960 ayuu xornimada ka qaatay guumaystihii ingiriiska . Waa waddan aad soo jiidasho u leh waxa Soo Maamulay 6 madaxeyne , Somaliland waxa ka mid tahay wadamada ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah oo ku dhacda nabad galyo hufnaan iyo wanaag . Waxay leedahay bad iyo xeeb aad u dheer oo dhererkeedu yahay 850 km² sidoo kale waddankani waxa uu leeyihiin kheyraad dabiiciya oo uu kamid yahay shiidaalka iyo dahabka .

Somaliland Horumartay ❤️

Address

Hargeisa

Telephone

+252636612166

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Abdisamed Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ahmed Abdisamed Mohamed:

Share