Aragtida Somaliland

Aragtida Somaliland Aragtida Somaliland waa bog ku baraarujin doonna bulshada baylah dareen iyo daymo u baahan.

Boggan waa bar lagu baahin doonno dayaca qof ahaan iyo qaran ahaanba ina haysta ee u baahan in aynu il dheer iyo aragti ...
27/03/2016

Boggan waa bar lagu baahin doonno dayaca qof ahaan iyo qaran ahaanba ina haysta ee u baahan in aynu il dheer iyo aragti fog ku eegno.
Wuxuu noqon doonnaa bog ka madhan aragti qof ahaaneed una ban baxa aragti qaran oo qodaxda ka siiba aragtiyaha tabban ee wax lagu qiimeeyo.
Si kooban: waa dayax u soo baxay danta dalka iyo dadka

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aragtida Somaliland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share