Hadaf-Doon MEDIA

Hadaf-Doon MEDIA hadafdoon media hadafdooon waa page wax yaalo badan idiin soo gudbin doona

Mo Farah Ayaa Ku Guulaystay Tartanka Ciyaaraha Fudud 10,000m Ee Aduunka oo ka Socda China-Beijing
22/08/2015

Mo Farah Ayaa Ku Guulaystay Tartanka Ciyaaraha Fudud 10,000m Ee Aduunka oo ka Socda China-Beijing

18/08/2015

Maxkamada Sare Ee Jamhuuriyada Somaliland Ayaa Go'aan Rasmi Ah Ka Gaadhay Murankii Siyaasadeed Ee Dalka Ee arimaha doorashada
Go'aankan ayaa ay maxkamadu ku laashay heshiiskii sadexda xisbi qaran. waxaana ay meel marisay goaankii Golaha Guurtida

Sadex da xisbi qarana way aqbaleen go'aanka maxkamada sare.

Qodabada Ka Soo Baxay Shirkii Mucaaridka Somaliland Ay Lahaayee.
29/07/2015

Qodabada Ka Soo Baxay Shirkii Mucaaridka Somaliland Ay Lahaayee.

Go aamada Ay saaka Soo Saartay Maxkamadu Iyadoo Dhinac Walba Tix Galin U Muujisay Wuxuu Sharcigu Ahaana Ku Soo Afjartay.
23/07/2015

Go aamada Ay saaka Soo Saartay Maxkamadu Iyadoo Dhinac Walba Tix Galin U Muujisay Wuxuu Sharcigu Ahaana Ku Soo Afjartay.

09/07/2015

Saudi Arabia’s former foreign minister Prince Saud Al Faisal died on Thursday at the age of 75

17/06/2015
28/01/2015

Liiska Golaha Wasiirada ee Somalia 27/01/2015 Ka Soo Baxay Xafiiska Raisal wasaaraha DFS Cabdrashiid Cali Sharmaarke:

1. Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen ahna Wasiirka Shaqada, Dhalinyarada & Sportiga
2. Axmed Xasan Gaboobe Wasaaradda Cadaaladda & Arrimaha Diinta
3. Cabdirixhman Maxamed Xuseen Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka
4. Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeti” Wasaaradda Maaliyadda
5. Cabdulqaadir Sh. Cali Diini Wasaaradda Gaashaandhigga
6. Cabdisalaan Hadliye Cumar Wasaaradda Arrimaha Dibadda
7. Khadra Bashiir Cali Wasaaradda Waxbarashada
8. Fahad Yaasiin Xaji Dahir Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda
9. Cabdirixman Yusuf Cali Caynte Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga
10. Nuur Faarax Xirsi Wasaaradda Dastuurka
11. Guuled Xuseen Qaasim Wasaaradda Warfaafinta & Isgaarsiinta
12. Cali Axmed Jaamac “Jangali” Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada
13. Siciid Xuseen Ciid Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa
14. Cali Xasan Cusmaan Wasaaradda Beeraha
15. Xasan Axmed Muudeey Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha
16. Saalax Sh. Cusmaan Muuse Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska
17. Sahra Maxamed Cali Samatar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha
18. Maxamed Mukhtaar Ibrahim Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda
19. Cabdirisaaq Cumar Maxamed Wasaaradda Batroolka, Biyaha & Kheyraadka Dabiiciga
20. Xaawo Xasan Maxamed Wasaaradda Caafimaadka

23/01/2015
Waxaa Goor Dhawayd Ku Geeriyooday Caasimada Jsomaliland Ee Hargeisa Fanaankii Weynaa Ee Somaalida Caanka Ka Ahaa Ee Ka T...
17/01/2015

Waxaa Goor Dhawayd Ku Geeriyooday Caasimada Jsomaliland Ee Hargeisa Fanaankii Weynaa Ee Somaalida Caanka Ka Ahaa Ee Ka Tirsanaa Hobaladii Waaberi Marxuum ILAAHAY Ha U Naxariisto Umada Somalida Ahna Samir Iyo Iimaan Ha Ka Siyo Aamiin.

Hadaf-Doon MEDIA▪Heshiiskii Jamhuuriyada Somaliland Iyo Dawlada Somalia Ku Gaadheen Dalka Djabouti.
21/12/2014

Hadaf-Doon MEDIA▪Heshiiskii Jamhuuriyada Somaliland Iyo Dawlada Somalia Ku Gaadheen Dalka Djabouti.

Address

Hargeisa

Telephone

0025224146025

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hadaf-Doon MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hadaf-Doon MEDIA:

Share