Kamal Hassan Isak

Kamal Hassan Isak Waxaan ahay qof wanaagaaga jecel. Well come to my page

Certificate of application
15/05/2025

Certificate of application

28/02/2025

Be silent in three moments ✨️

15/02/2025

Somiland

Yaa diyaar u ah Weydiimo?Hadda Codsiyadu way furan yihiin! Soo bandhig aqoontaada guud iyo kartidaada oo ka jawaab 15 su...
21/01/2025

Yaa diyaar u ah Weydiimo?

Hadda Codsiyadu way furan yihiin! Soo bandhig aqoontaada guud iyo kartidaada oo ka jawaab 15 su’aalood si aad ugu guuleysato 2,000 oo Dollar.

Sanadkan barnaamijku waxaa tartamaya laba qof oo wada socda kuwaasoo ah sidan.

- Lamaane qoys ah oo si wadajir ah uga jawaabi kara su’aalaha.
- Laba qof oo walaalo ama waalid isku ah oo awood u leh inay noqdaan koox adag.
- 2 saaxiibo ah (2 Lab ama 2 Dheddig) oo ku kalsoon fahankooda iyo aqoontooda.

Haddii aad xiiseyneyso inaad ka qeybqaadato sannadkan barnaamijka Weydiimo sanadka 5aad, Fadlan halkan ka buuxi foomka codsiga. bit.ly/weydiimo2025

Waqtigu wuu kooban yahay, diiwaangelintuna waxay xirmaysaa 25-ka January.

04/01/2025

Xidigtii dagaar iyo dayaxiyo ...

04/01/2025

There is a saying " one days are dark friends are few"

21/12/2024
Somaliland waa guul.
13/12/2024

Somaliland waa guul.

07/12/2024

10/11/2024

Dhalinyaradu waa awooda iyo cududa wadanka , waxaa haboon in dhalinyarada mustqbalkooda la hagaajiyo loona diyaariyo barnaamijyo lagu horumarinayo si ay dalka u horumariyaan.

28/10/2024

"The Boy Who Spoke Up in Class"

Once upon a time, there was a young boy named Ali who studied at a boarding school. Ali liked to sit by the window, where he could see into the school kitchen.

One day, while he was in class, Ali saw a chef adding salt to a big pot of beans. Just as Ali looked back at his book, he noticed a second chef coming over with even more salt, ready to add it to the same pot. Without thinking, Ali shouted, “Salt is already added!”

His classmates burst into laughter, and his teacher looked surprised. Ali turned red, feeling a little embarrassed, but he couldn’t help but laugh too. From that day on, everyone remembered Ali as “the boy who spoke up.”

Address

New Hargeisa Village , Gacan Libaah District
Hargeisa
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kamal Hassan Isak posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kamal Hassan Isak:

Share

Category